Home / 2023 / May (page 2)

Monthly Archives: May 2023

Aabbe isu xilqaamay in Carruurta uu gooysiiyo Waddooyinka,Daawo

Sheekh Maxamed Cali Ibraahim,waxaa uu isku howlay in Ardeyda iyo Carruurta maraya Waddada Ceel Qalow ee degmada Wadajir uu gooysiiyo Laamiga. Waxaa uu sheegay in shaqada uu isaga isu xilqaamay kaddib markii uu arkay Ardey badan oo ay dhibaato ka ...

Read More »

Man City oo qaadday Premier League 2023

Kooxda kubadda Cagta England ee Manchester City ayaa ku guuleysatay horyaalka Premier league ka hor inta uusan dhamaan. City ayaa xalay u dabaaldegtay koobka kaddib guul darradii Arsenal ka soo gaartay Forest kulan aad isha loogu wada hayay. Arsenal ayaa ...

Read More »

Daawo:Macallinka Haweenka bara Cillaan-saarka

C/Raxmaan Siyaad oo ah Nin dhallinyaro ah ayaa Haweenka Muqdisho qaarkood bara Cillaan-saarka, howshan oo inta badan ah mid ah Haweenku ku badanyihiin. Waxaa uu C/Raxmaan sheegay in xirfaddan uu ku bartay kaddib markii uu go’aansaday in uu xaaskiisu qanciyo, ...

Read More »

Kaalinta Dhallinyarada ee dib u dhiska dalka, Daawo

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa lagu sheegaa in ay 75% ka yihiin Dadka Soomaalida ee xilligan nool,haddana waxaa xusid mudan in aysan kaalin muuqata ku lahayn mas’uuliyadda dalka. Haddaba kaalin intee la eg ayey dhallinyaradu ku yeelan karaan dib u dhiska dalka?. ...

Read More »

Dhegeysi: Barnaamijka Aqoon-kaal

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.

Read More »

Milan wac daro ma dhigi kartaa caawa?

Kooxaha kubadda Cagta Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa ku loolamaya kulanka kala bax ah ee lugta labaad tartanka Champiosn League kaas oo ay Inter Milan 2-0 ku badisay lugtii 1aad. Khubarrada Ciyaaraha ayaa sheegaya in ay suuragal tahay in ...

Read More »

Erdogan iyo Kemal oo ogolaaday doorasho ku celis ah

Labada Musharrax ee ugu saamenta badan doorashada turkiga ayaa ogolaaday in ay u tartamaan doorasho ku celis ah haddii midkood uusan guuleysan iyada oo in ka badan 99.37% codadka la tiriyay. Mr Erdogan oo tan iyo billowgii haya hoggaanka ayaa ...

Read More »

Haweeneyda ka macaashta kireynta Jaakdaha Dabaasha,Daawo

Sanadihiii ugu dambeeyay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho waxaa ay noqotay goob aad u mashquul badan, markii hore waxaa inta badan dhallinyarada tagi jireen maalmaha dhamaadka todobaadka hayeeshee hadda sidaas waxaa ay ka duwantahay oo waxaa loo dabaal tagaa maalin ...

Read More »

Daawo: Gabadha Cillaansaarka guurguura ku shaqeysata

Mayran Sacad; oo ah gabar dhallinayro ah ayaa Muqdisho ka billowday shaqo cusub taas oo ay nolosheeda ka maareyso. Maryan; waxaa ay bixisaa adeegyo u gaar ah Haweenka iyada oo guryaha ugu tagta u cillaansaarta, timahana u fooneysa Haweenka xaafadaha. ...

Read More »

Waa sidee rajada Dhallinyarada helay DV Lottery?, Daawo

Dhallinyaro badan oo Soomaali ah ayaa dhamaadkii sanadkii tagay xareystay codsiga fiisaha Mareykanka ee green Kaar ama Lottery. Lixdii Bishan May ayey dowladda Mareykanka shaacisay natiijada dadkii xareystay codsigaas iyada oo inta badan dadka ay ku guul darreysteen. Waxaa jira ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan