Himilo – Seynisyahanno ka tirsan jaamacadda Tel Aviv ayaa sheegay inay horumariyeen qalab si wanaagsan u sheegi kara marka ay dadku been sheegayaan. Qalabkan cusub ayaa awooda inuu baaris ku sameeyo muruqyada wejiga qofka isagoo adeegsanaya ileys uu ku ifinayo ...
Read More »Author Archives: Ahmed Haaddi
Imisa Naadi ayay dhibaatada ugu badan ka soo gaari doona AFCON bisha Janaayo EPL-ka?
Himilo – Iyadoo koobka qaramada Afrika uu qarka inoo saaran yahay, kooxaha Premier League ayaa isku diyaarinaya January aad u adag. Tartanka, oo lagu qabanayo Cameroon, ayaa markii hore loo qorsheeyay in la qabto inta u dhaxaysa June iyo Luly, ...
Read More »Goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka ee Iran oo lagu eedeeyay inuu yahay nin!
Himilo – Xiriirka Kubadda Cagta Jordan (JFA) ayaa ku eedeeyay goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka Iran inuu yahay nin. Zohreh Koudaei, oo 32 jir ah , ayaa tan iyo markaas ka jawaabtay codsigii JFA ee “hubinta jinsiga.” “Waxaan dacweyn doonaa ...
Read More »Garsooraha Michael Oliver oo magacaabay ciyaaryahankii ugu xumaa ee uu la kulmo
Himilo – Garsooraha Premier League Michael Oliver ayaa u magacaabay weeraryahankii hore ee Liverpool iyo Newcastle Craig Bellamy inuu yahay ciyaaryahankii ugu xumaa ee uu la kulmo xirfadiisa oo dhan. Oliver waxa uu garsoore ka ahaa in ka badan 20 ...
Read More »Hooyo maqalka la’ oo ka hadashay siday u maqasho gabadheeda
Himilo – Inaad ku dhego la’aataa Africa- oo badi dadka kugu xeeran dhega li’ida u arkaan nusqaanimo- waa wax adag, waxaase ka sii adag marka aad tahay hooyo haysata gabar yar oo qurxoon haddana aanan maqli karin ooyinteeda. Waxaa ku ...
Read More »8-ciyaaryahan oo fashilmay markii lacago badan laga bixiyay
Himilo – Labadii sano ee la soo dhaafay, kooxaha kubbadda cagta ayay caado u noqotay inay lacago badan ku soo xero geliyaan ciyaartoyda. Inta badan, ciyaartoydan waxaa lagu soo dhoweeyaa gacmo furan, waxaana loo xilsaaray inay horay u sii wadaan ...
Read More »Dani Alves oo xiran doona No. 8-aad ee Barcelona, yaa lagu xasuustaa?
Himilo – Dani Alves ayaan u ciyaari karin Barcelona ilaa bisha January, laakiin kooxda ayaan wakhti isaga lumin in ay ku dhawaaqdo in uu xidhan doono maaliyada No.8 oo uu Andres Iniesta ku caanka noqday wakhtigii uu Camp Nou joogay. ...
Read More »La kulan: Ninka aragga la’ ee billadaha ku helay fuulidda buuraha
Himilo – “Haddii aad dooneyso inaad noqoto midka ugu wanaagsan dunidan waa inaad sameysaa dadaal ka badan kan dadka kale” Waa oraahda Steve Bate-ninka billadaha dahabka ah ka heysta ciyaaraha olombikada ee dadka aanan lixaadkoodu dhammeyn ee kalkii hore lagu ...
Read More »Burcad dhacay in ka badan £26m markii ay u dhaceen guryo dad caan ah
Himilo –Saddex xubnood oo gaangis ah ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii ay fuliyeen tuuganimadii ugu waynayd abid ee Britain xilli lagu guda jiray fal-dembiyeedyo lala barbar dhigay falka filim Hollywood ah. Guryaha caanka ah ayaa lagu bartilmaameedsaday weerraro ...
Read More »Liverpool oo xiddigo la illoobay ka faa’iiday £100m
Himilo – Liverpool ayaa dhawaan ku dhawaaqday in agaasimaha ciyaaraha Michael Edwards uu ka tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan, ka dib toban sano oo uu joogay. Edwards ayaa dad badan u arkaan inuu yahay maskaxdii ka dambeysay heshiisyada xiddigo ...
Read More »