Home / Author Archives: Sadia Nour (page 20)

Author Archives: Sadia Nour

Yurub oo heshiis la xiriira tallaalka Covid-19 la gashay Moderna

Himilo – Midowga Yurub ayaa heshiis la gaaray shirkadda Mareykanka laga leeyahay ee Moderna, taas oo ka mid ah shirkadaha soo saaray tallaalka cudurka Covid-19, sida ay shaacisay madaxa golaha sare ee Midowga. “Waan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo inaan ...

Read More »

Saabuun qabeys lagu iibinayo $2,800!!!

Himilo – Shirkad fadhigeedu yahay dalka Lebanon ayaa iibineysa saabuun qabeysta adkaha ah ee ugu qaalisan dunida, taasi oo qiimaheedu yahay $2,800. Waxey ka sameysan tahay saabuuno kala duwan, waxyaabo maqaarka lagu daryeelo oo ay ku jiraan Saliido muhiim ah, ...

Read More »

Chelsea oo Fikayo Tomori u oggolaaneysa in uu amaah ugu tego January

Himilo – Chelsea ayaa la werinayaa in laacibka Fikayo Tomori u oggolaanayaan in si amaah ah ugu dhaqaaqo kooxda marka la gaaro bisha January xilligaasi oo uu furmi doono suuqa kala iibsiga. Xiddiga qaranka England ayaa kaga soo biiray West ...

Read More »

32-jirka gacmaha la’ ee ciyaara kubadda Miiska

Himilo – Maxamed Ikram oo u dhashay Pakistaan waxa uu ka dhabeeyay riyadii uu mudada ku taamayay, inkastoo uu gacmo la’aanta ku dhashay haddana waxa uu ciyaaraa kubadda Miiska. Waqtigiisii dhallaannimo waxa uu kusoo qaatay daawashada ciyaartaasi, isaga oo ka ...

Read More »

Tababare Pep Guardiola oo doonaya in Harry Kane keeno Manchester City

Himilo – Tababare Pep Guardiola ayaa la werinayaa in maamulka sare Manchester City ogeysiiyay in uu doonayo lasoo saxiixashada Tottenham Hotspur weeraryahankeeda Harry Kane. Habeenkii Sabtida, laacibka qaranka ayaa door muhiim ah ku lahaa guushii ay kooxdiisa ka gaartay City ...

Read More »

La kulan: Gabadha kaliya ee Taksiga ku dhex wadata Qaza

Himilo – Nael Abu Jibba waa hooyo haysata shan caruur ah oo ku nool kana dhex shaqeysata marinka Qaza ee dhulka Falastiin, markii ay waysay wax shaqo ah ayey billaawday iney kaxeyso taksi si ay u maareeyso nolosha reerkeeda. Waa ...

Read More »

Kiisaska Covid-19 ee Mareykanka oo ka sara maray 12-Milyan

Himilo – Mareykanka waxaa kordhay tirada dadka qaaday feyruska corona, kuwaas oo oo gaaray 12,002,863 oo ruux, waxaana maalinkii laga diiwaan galiyaa in ka badan 200,000 oo kiisas cusub ah, sida uu baahiyay telefishinka NBC. Waxaa sidoo kale kordhay dadka ...

Read More »

Denmark oo gawraceysa Digaagga si ay u xakameyso herkabka Shimbiraha

Himilo – Mas’uuliyiinta Dutch-ka ayaa amray in la bireeyo 190-kun oo digaag ah kaddib markii kiisas la xiriira herkabka shimbiraha laga soo wariyay laba beer oo lagu dhaqo digaagga. Wasaaradda Beeraha ayaa sheegtay in shaqaalaha caafimaadka ay gowraceen ku dhawaad ...

Read More »

Klopp “Waa laga yaabaa mustaqbalka balse hadda maya”

Himilo – Hoggaamiyaha kooxda Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ku adkeystay in uusan beddel u noqon doono Joachim Low kaasi oo hadda ah tababaraha qaranka Germany, sida uu wariyay daily Mail. “Waa laga yaabaa mustaqbalka, balse hadda maya, maya sabatoo ah ...

Read More »

Manchester City oo heshiis kordhin u sameeneysa Gabriel Jesus

Himilo – Manchester City ayaa lagu warramayaa in Gabriel Jesus siin doontaan fursad uu heshiis kordhin ugu sameynayo isla markaana mushaarkiisa laba lab loogu dhigo doono. Citizens ayaa sidoo kale waxa ay heshiiska u kordhin doontaa tababare Pep Guardiola iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan