Himilo – Heerka soo saarista dheecannada difaaca u ah jirka ee antibodies-ka si deg deg ah ayay hoos ugu dhacaan marka ruuxa uu qaado feyruska Karona, sidaasi cilmibaaris ayaa lagu ogaaday. Kooxda baarista sameeysay oo ka tirsan machadka Imperial ...
Read More »Caafimaad
Muslimiinta Mareykanka oo Af-saab ku caawinaya dadka hooy la’aanta ah
Himilo – Helidda agabka caafimaad waa caqabadda ugu wayn oo ay wajahayaan waqtigan bulshooyinka caalamka gaar ahaan kuwa Mareykanka. Dadka hooy la’aanta ee ku nool hareeraha wadooyinka ayaa baahida ugu badan dareemaya, balse markan waxey helayaan caawinaadda ay u baahan ...
Read More »Singapore oo robod ku ilaalineysa dadka jabiya xeerka kala fogaanshaha Corona
Himilo – Dowladda Singapore ayaa adeegsaneysa hab cusub oo ay ku ilaalineyso dadka ku xadgudbaya xeerka kala fogaanshiyaha xilligga Corona. Hindisahan cusub oo yareyn kara qatarta boliisku ku qaadi karaa xanuunka mudada ay ku jiraan shaqada, ayaa waxaa loo adeegsan ...
Read More »Maxey ku muteysteen biladda Nobel guuleystayaasha dhanka caafimaadka sanadka 2020?
Himilo – Seddax dhaqtar oo kasoo kala jeeda Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa sanadkan si wada jir ah loo gudoonsiiyay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize-ka teeda lagu abaal mariyo culimada wax ku kordhiya cilmiga caafimaadka. Harvey J. Alter iyo Charles ...
Read More »Caalamka: 226-ruux ayaa saacaddiiba ugu geeriyoota COVID-19
Himilo – In ka badan hal milyan oo ruux ayaa caalamka ugu geeriyootay xanuunka COVID-19, taas oo ka dhigan in 16-kii daqiiqaba uu geeriyooday hal qof amaba saacadiiba ay u dhinteen 226-ruux, sida lagu sheegay xogta bisha September. Wadamada Mareykanka, ...
Read More »106-jir ka bogsatay Feyruska Corona
Himilo – Haweeney 106-jir ah oo ku nool gobolka Maharashtra ee dalka India, ayaa laga saaray isbitaalka, kadib markii ay ka bogsatay xanuunka COVID-19. Haweeneydan oo wajigeeda ay ka muuqato farxad, ayaa la guddoonsiiyay shahaadadeeda caafimaadka, kahor inta aanan laga ...
Read More »Dhaqtar been abuur sameeyay oo laga xiray koontadiisa Twitter-ka
Himilo – Shirkadda Twitter ayaa si ku meel gaar ah u xirtay fadhi ay bartaasi xiriirka bulshada ku lahayd haweeneey khabiir ku ah cilmiga Feyrusyada oo u dhalatay Shiinaha. Li-Meng Yan ayaa barteeda la xiray talaadadii, kadib markii ay ku ...
Read More »Caruus xabsiga la dhigay xafladiisii aqal-galka kadib
Himilo – Boliiska magaalada Ras Al Khaimah ee waqooyiga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xabsi dhigay aroos cusub, markii uu dhigtay xaflad aqal-gal ah. Waxa uu wajahayaa eedeyn ah inuusan raacin hab-raacyada loo dajiyay la dagaalanka Feyruska Corona iyo inuu baraha ...
Read More »19-jir la ganaaxay markii uu casuumaad u fidiyey 50-ruux
Himilo – 19-jir arday ah ayaa lagu amray inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan £10,000, oo u dhiganta 12,979 doolar,Walibana uu raaciyo raali galin kadib markii uu dad asxaabtiisa ah ku casuumay gurigiisa. Waxaa guriga ardayda oo ku yaala Nottingham, ...
Read More »Wax ka ogow cuduradii ugu dhimashada badnaa ee soo mara Dunida
Himilo – Kahor feyruska Corona ee hadda ku fiday 80 –dal oo caalamka ah, waxaa dunida soo maray xanuuno reebay cawaaqibyo aanan la mahdin, galaaftayna nolosha malaayiin ruux. WHO- hay’adda caafimaadka dunida-, waxa ay xanuunadaasi ku dartay shaxda kuwii ugu ...
Read More »