Himilo – Mid ka mid ah carwooyinka ugu da’da weyn dunida ee xayawaannada oo ku taalla Bristo,UK taasoo furnayd 186 sano ayaa albaabada loo laabi doonaa sanadkan. Sida lagu helayo xogaha, carwada ayaa shaqada joojin doonta 3 September. Xayawaanada ku ...
Read More »Deegaan
Laamiyada la-dayacay!
Himilo — Yaa la yaabi kara muuqaalkan iyo kuwa lamidka ah ee ka jira jidadka iyo laamiyada caasimadda Muqdisho?! Marwalba oo roobabku ka da’aan waa iska caadi inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada. Kanina waa muuqaal ...
Read More »La kulan: Halyayga lagu naaneyso Bogsiiyaha Lama-degaanka
Himilo — Anand Dhawaj Negi, oo ahaa xisaabiye iyo qasnadhaye katirsan waaxda adeegga bulshada Hindiya ayaa ku guuleystay inuu bacad lama degaan ah ka dhigo keyn cagaaran. Halgankiisa oo 20-jirsaday wuxuu soo muujiyay saameyn togan iyo horukac loo aayay oo ...
Read More »Magaalo ku taalla Croatia oo guryaha lagu iibinayo wax ka yar hal dollar
Himilo – Magaalo ku taalla waqooyiga Croatia oo la yiraahdo Legrad waxaa guryaheeda lagu kala gadanayaa lacag ka yar hal doollar. Magaaladan oo mar aheyd midda ugu dadka badan waqooyiga ayaa muddo dheer wajahaysay hoos u dhac ku yimid dadka ...
Read More »La kulan: Ninka keligiis dib usoo nooleeyey Keyn gubatay!
Himilo — Waxaa loogu yeeri jiray ‘Ninka Waalan’ hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka dhigay duni cagaaran oo dhirtu ay isku ciriiriso. Sheekada Sadiman oo isaga oo kaligiis ah ku guuleystay ...
Read More »Africa: Maroodiyada ku nool oo qar ku saaran inay dabar go’aan
Himilo – Sida lagu sheegay warbixin uu soo saaray ururka IUCN ee u dooda degaanka iyo duur-joogta maroodiyada ku nool keymaha Africa waxaa sii kordhaya khatarta inay dabar go’aan. Sahmin cusub oo la sameeyay waxay daaha ka rogtay in labo ...
Read More »Scotland: Jasiirad lagu xaraashayo $111,700
Himilo – Jasiirad gaar loo leeyahay oo ku taalla xeebaha galbeed ee Scotland ayaa la raadinayaa cid gadata iyadoo lagu doonayo lacag gaareysa $111,700. Guriga xaraashyada ee UK ayaa sheegay in gabi ahaan Deer Island la iibinayo. Waxaa la soo ...
Read More »Faallo iyo Falanqeyn: 3 Qodob oo Soomaaliya ka Caawin kara ku Guulaysiga Dacwadda Badda
Himilo – Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaartay inay dhageysan karto dacwadda ku saabsan muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa u codeeyay kiiska, ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya ...
Read More »La kulan: nin 10,000 oo geed ku beeray dhul lama deggaan ahaa
Himilo – Satyendra Mahjhi wuxuu helayaa maalmahan ammaan iyo bogaadin dadweynaha uga imaaneysa kaddib markii uu u guntaday dhowrida degaankiisa. Mr. Manjhi wuxuu ku guuleystay inuu qiyaastii 10,000 oo geed uu ku beero hareeraha webiga Phalgu ku yaala gobolka Bihar ...
Read More »Magaalo dal-xiisayaasha lacag ku siineysa inay yimaadaan
Himilo – Magaalo yar oo ku taalla California shirkadaheeda dalxiiska waxaa saameyn ballaaran ku yeeshay Cudurka Karoona. Hadda waxaa socda qorshe dib loogu soo celinayo dalxiiska. Barnaamijka booqo Santa Maria Valley waa barnaamijka salka u ah soo jiidashada qorsheysan ee ...
Read More »