Home / Dibadda (page 20)

Dibadda

Manchester United oo dib u soo celinaysa xiisaha Memphis Depay

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsaneyso inay dib u soo ceshato xiisaha ay u qabto weeraryahanka Barcelona Memphis Depay. Maalmihii la soo dhaafay, United ayaa u muuqatay mid suuqa kala iibsiga weli ku jirta kadib ...

Read More »

Jamie Vardy ooo heshiis cusub u saxiixaya Leicester City

Himilo – Leicester City ayaa ku dhawaaqday in Jamie Vardy uu heshiis cusub qalinka ku duugay (ilaa 2024) kaas oo uu ku sii joogi doono garoonka King Power Stadium. Weeraryahanka ayaa wakhi wacan ku qaadanaya kooxda East Midlands, isagoo ka ...

Read More »

Tababaraha kooxda Barcelona oo codsanaya in Messi dib loogu soo celiyo Camp Nou

Himilo – Laacibka reer Argentina ayaa xagaagii hore beeca xorta ah uga tagay Camp Nou sababo la xiriira dhanka dhaqaalaha kooxda. Wuxuu ku biiray kooxda ugu tunka weyn horyaalka France ee PSG, balse Messi ayaa weli lala xiriirinayaa inuu ku ...

Read More »

Liverpool oo xaqiijisay inay heshiis kordhin u sameyneyso Harvey Elliott

Himilo – Liverpool ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda Harvey Elliott uu heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa kaas oo gaaraya ilaa xagaaga 2027. 19-sano jirkaan ayaa dib ugu soo biiray safka koowaad ee Jurgen Klopp ka dib markii uu ka soo ...

Read More »

Timo Werner oo dhameystiraya ku laabashada RB Leipzig

Himilo – Xiddiga kooxada Chelsea ee Timo Werner ayaa lagu soo warramayaa inuu dhameystiri doono heshiis uu ugu biirayo naadiga RB Leipzig isla maanta Isniinta. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka qandaraaskiisa Chelsea weli waxaa ka harsan saddex sano balse ...

Read More »

Bournemouth oo dooneysa inay lasoo wareegto goolhayaha Barcelona Neto

Himilo – Bournemouth ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay goolhayaha Barcelona Neto inuu yahay saxiix macquul ah xagaaga. Damaca kooxda ayaa yimid markii ay dib ugu soo laabteen Premier League, Cherries ayaa haatan isku diyaarineysa kulankooda furitaanka xilli ciyaareedka ...

Read More »

Xavi sidee ayuu u arkaa bandhigga Robert Lewandowski?

Himilo – Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa shaaca ka qaaday in uusan ka walaacsanayn gaabiska uu Robert Lewandowski ku bilowday waayihiisa kooxda Catalan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Poland ayaa dhalin wax gool ah saddexdii kulan  ee uu u saftay ...

Read More »

Juventus oo aad ugu dhow saxiixa Roberto Firmino

Himilo – Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay aad ugu dhowdahay inay dhamaystirto saxiixa weeraryahanka Liverpool ee Roberto Firmino. Massimiliano Allegri ayaa doonaya inuu ku xoojiyo weerarka kooxda. Juve ayaa Firmino u aqoonsatay bartilmaameed kale oo muhiim u ah naadiga. ...

Read More »

Barcelona oo u sheegtay Frenkie de Jong inuu ka tago kooxda

Himilo – Barcelona ayaa la soo weriyay in ay u sheegtay Frenkie de Jong in uu u baahan yahay inuu isaga tago kooxda xagaagan xilli uu cadaadis kala kulmayo Manchester United. Mustaqbalka 25-sano jirkaan ayaa qabsaday hadal heynta suuqa kala ...

Read More »

Bukayo Saka oo helaya qandaraas wakhti dheer ah

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Bukayo Saka u soo bandhigtay heshiis qaali ah si uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyo kooxda. 20-sano jirkaan ayaa qandaraaska uu haatan kula jiro kooxda ka dhisan Waqooyiga London wuxuu dhacayaa xagaaga 2024-ka, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan