Home / Habka-Nolosha (page 193)

Habka-Nolosha

Natiijada kulankii Soomaaliya ay ka hor tagtay dhigeeda Itoobiya

Kulan ay u soo daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah ayaa xulka qaranka 20 jirada Soomaaliya ay galabta la dheeleen dhigooda Itoobiya, waana lugta koowaad isreebreebka koobka qaramada Afrika ee 20 jirada. Gool uu shabaqa cujiyay Tesfaye Shibru ayay hogaanga ku ...

Read More »

Manchester City oo Bournemouth kala dirtay

Citizens ayaa kulan xiiso badan u martisay dhigeeda Bournemouth kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Daqiiqaddii 7aad ee cayaarta wiilasha macallin Pallegrini waxaa hogaanka u dhiibay Fernando oo cayaarta ka dhigay 1-0. Shan daqiiqo kaddib Kevin de Bruyne oo kooxda muddo ...

Read More »

Arsenal oo ka aargudatay Watford

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Emirates kusoo dhaweysay dhigeeda Watford kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Weeraro isdaba joog ah oo Arsenal ay qaaday, yoolkeedii waxay hiigsatay daqiiqaddii 4aad, markii goolka koowaad uu shabaqa cujiyay Alexis Sanchez. Markale Sanches ayaa goolkii ...

Read More »

Chelsea oo guul ka gaartay kooxda horyaalka ugu hooseysa

Aston Villa ayaa jab kale iyo guuldarro xanuun badan kala kulantay Chelsea oo u soo martisay kulan Villa Park ka dhacay. Ruben Loftus-Cheek ayaa daqiiqaddii 26aad hogaanka u dhiibay Blues, waxaana gool ku laad gool u rogay oo goolka labaad ...

Read More »

Real Madrid oo guul soo laabasho leh ka gaartay Barcelona

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gegada Camp Nou ku soo dhaweysay dhigeeda Real Madrid kulankii 231aad ee El Clasico. Barcelona ayaana kulanka soo gashay iyadoo aan laga badin 39 kulan oo xiriir ah, horyaalkana farqiga dhibcaha dheer kooxda ay xifiltamaan ...

Read More »

Xulka qarankeena Soomaaliya oo maanta kulan muhiim ah dheeli doona

Cayaartoyda qaranka Soomaaliya ee 20 jirada ayaa maanta kulan xiiso badan la dheeli doona dhigooda Itoobiya. Soomaaliya ayaa qeyb ka ah isreeb reebka koobka qaramada Afrika da’yarta 20 jirrada ah, waxayna maanta lugta koowaad la dheeli doonaan xulka Itoobiya. Macallin ...

Read More »

Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

Xulka qaranka labaatan jirada Soomaaliya ayaa maanta ka anbabaxay gegada Aden Cadde si ay u gaaraan dalka Itoobiya oo ay ku soo dheeli doonaan kulan ka tirsan isreebreebka qaramada Afrika ee labaatan jirada. Cayaartoy da’yar oo badan ayaa qaranka metelaya ...

Read More »

Hordhaca kulanka ay wada dheelayaan Heegan iyo Gaadiidka

Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Gaadiidka ayaa kulan xiiso badan ku balansan galabta gegada Banaadir Stadium. Heegan waa kooxda horyaalka daafacaneysa, waxayna dooneysaa inay guul ka gaarto dhigeeda Gaadiidka. Heegan ayaana ku riyaaqeysa guushii taariikhiga aheyd oo toddobaadkii tegay ay ...

Read More »

Elman oo ku durdurisay dhigeeda Signjet kulan horyaalka Soomaaliya ka tirsanaa

kooxda kubadda cagta Elman ayaa si awood ku dheehan tahay dhabanada ugu dhufatay dhigeeda Signjet oo kulan horyaalka Soomaaliya ka tirsan ay ku wada dheeleen gegada Banaadir Stadium. Goolal ka kala yimid  Axmed Dahir Baariyoow iyo C/laahi Nur Agoogo ayay ...

Read More »

West Ham oo dooneysa inay ku guuleysato saxiixa Ibrahimovic

Sida uu sheegtay madaxa kooxda West Ham David Sullivan waxay indhaha ku hayaan sidii ay dhamaadka xagaaga ula soo saxiixan lahaayeen weeraryahanka PSG Zlatan Ibrahimovc. Ibrahimovic ayaa isaga tegi doono PSG marka dhammaadka xagaaga uu soo idlaado qandaraaska uu kula ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan