Xulalka Belgium iyo Portugal ayaa ku balansanaa in Belgium ay ku dheelaan kulan saaxiibtinimo maallinta Salaasada ee soo aadan. Qaraxyo ismiidaamin oo ka dhacay Belgiumka shalayto ayaa horseeday dhimasha ku dhawaad 30 ruux iyo dhaawaca 250 qof, taa ayaana abuurtay ...
Read More »Habka-Nolosha
Horyaalka kubadda koleyga wareegiisii labaad oo caawa bilaabanaya
Kaddib toddobaad nasiino ah waxaa caawa gegada Wiish dib uga bilaabanaya horyaalka kubadda koleyga Soomaaliya qeybtiisa labaad. Heegan iyo Gaadiidka ayaana caawa ku balansan horyaalka kubadda koleyga iyadoo Heegan ay tahay kooxda horyaalka daafacaneysaiminkana hogaamineysa markii kulankii u danbeeyay ay ...
Read More »Jeenyo iyo Gaadiidka oo isku haya horyaalka Soomaaliya
Kooxaha Gaadiidka iyo Jeenyo ayaa galabta isku haya kulankii 50aad oo horyaalka Soomaaliya xagaagan laga dheelo. waa kulankii 12aad oo kooxuhu xagaagaan horyaalka dheelaan, waana kulankii shanaad oo caalami ah oo labada kooxood ay iska horyimaadaan. Feysal Xasan Xaashi gool ...
Read More »Banaadir SC iyo Elman oo barbaro ku kala baxay
Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa kulan xiiso badan la dheeshay dhigeeda Elman oo si weyn ay u xifiltamaan. Qeybtii hore oo kulanka waxaa lagu kala baxay barbaro goolal la’aan ah hayeeshee qeybtii labaad bilowgeedii, daqiiqaddii lixaadba waxaa Banaadir SC ...
Read More »Heegan oo waddo cad marisay FC Muqdisho
Kooxda kubadda cagta Heegan ayaa kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya ka hortagtay kooxda horyaalka ugu hooseysa FC Muqdisho. Onuudi Chebuesi ayaa shan goor shabaqa gaaray si uu u noqdo cayaaryahankii u horeeyay oo xagaagan horyaalka Soomaaliya shanley dhaliyay, iyadoo Jabriil ...
Read More »Natiijooyinka kulamaddii horyaalka Ingiriiska laga dheelay
Dhowr kulan oo xiiso badan ayaa laga dheelay horyaalka Ingiriiska, kulanka u horeeyana waa kii dhexmaray kooxaha Everton iyo Arsenal. Gunners ayaa xaqiijiyay inay guul ay u baahneyd ku soo gaartay gegada Goodison Park, waana guushii saddexaad oo ay soo ...
Read More »Atletico Madrid oo xawaaraheedii la hakiyay loona awood sheegtay
Kooxda booska labaad horyaalka La Liga fadhisa Atletico Madrid ayaa booqatay kooxda Sporting Gijon oo kulan ka tirsan horyaalka La Liga ay waada dheeleen. Antoine Griezmann ayaa daqiiqaddii 29aad furay akoonka gool dhalinta kulanka markii uu shabaqa u soo taabtay ...
Read More »Kooxda Barcelona oo aan ku farxin inay ku dhacdo Atletico Madrid tartanka UCL
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayuu war aan lagu farxin u soo yeeray shalay oo la sameeyay isku aadka wareega siddeed dhamaadka tartanka Champions League. Barcelona ayaa ku beegantay kooxda ay La Liga ku loolamayaan xagaagan Atletico Madrid. Agaasimaha Barcelona Javier ...
Read More »Neymar oo mustaqbalkiisa fog ka dhex arka Nou Camp
Neymar ayaanan meel uga socon kooxda Barcelona isagoo tilmaamay inuu Nou Camp ku helay fursad uu kaga garab cayaaro cayaartoyda dunida ugu fiican. Neymar Jr. ayaana muujiyay sida qoyskiisa inuu u arko kooxda Barca, isagoo aan waxba u arkin inuu ...
Read More »Gaadiidka iyo Elman oo wada balansan
Kooxaha kubadda cagta Gaadiidka iyo Elman ayaa ku wada balansan galabta gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. Labadan kooxood ayaa kulankii 11aad ee horyaalka wada dheelaya, iyadoo lugtii hore Elman ay si dirqi ah kaga talaabsatay dhigeeda Gaadiidka ...
Read More »