Himilo FM –Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xeray haweenay 104 jir ah oo aan gelin wax danbi ah nolosheeda hase ahaatee tallaabada lagu xeray waxaa ka danbeysa sheeko xiiso leh. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa goor sii horreysay qoray in Anne ...
Read More »Haweenka
Haweenay furriin ka dalbanaysa ninkeeda oo ka jeclaaday hooyadii!
Himilo FM –Dalka Kuwait, haweenay ayaa furriin ka dalbatay saygeeda iyadoo dacwad ka geysay maxkamad sabab la xiriirta inuu ka doorbiddo kana jecel yahay hooyadii. Xaaska oo aan la shaacin magaceeda ayaa sabab uga dhigtay go’aankeeda furriinka in saygeeda uu ...
Read More »Gabar baraha bulshada ka baafisay saaxiibkeed oo ka lumay!
Himilo FM –Waxaa baraha bulshada looga faa’iideysan karaa siyaabo kala duwan keliya kuma koobna in wax lagu qoro lagana helo wararka. Tani waxaa tusaale u noqon kara sheekada gabar Mareykan ah oo uu meel loo dalxiiso kaga lumay saaxiibkeed iyaga ...
Read More »Haweenay 6 cunug ku dhashay sagaal daqiiqo gudaheed!
Himilo FM –Haweenay Mareykan ah ayaa lix cunug ku dhashay muddo sagaal daqiiqo ah isbitaalka The Woman’s Hospital of Texas ee dalka Mareykanka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Tailama Tachaka ayaa dhashay lix cunug oo labo kamid ah yihiin ...
Read More »Maxay tahay sababta haweenay 104 jir ah u codsatay xabsi?
Himilo FM – Waxay nooshahay muddo 104 sanno ah oo aysan sameyn wax dambi ah ama khilaafsan sharciga hase ahaatee waxay hadda dooneysaa inay tijaabiso dhinaca kale ee nolosha. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa qoray in haweenay lagu magacaabo Anne ...
Read More »Farriin gaaban: Tacadigu ma wehelka dhedigtaa?!
Himilo FM –Dhibaatada, qaxa, dhimashada, dhaawaca, rafaadka iyo harjadka nolosha waxay kala simantahay ragga oo ah kuwo ku xeeran. Balse waxaa intaa u dheer ku dhibaateynta abuurista Alle oo uu kaga duway rijaalka. Ka warhaynta gabadha iyo u samafalkeeda waa ...
Read More »Haweenay adeegsatay xeelad cusub si ay uga fogaato saaxiibkeed!
Himilo FM – Way adag tahay markasta inaad jarto xiriirka jaceyl ee aad qof la wadaagto hase ahaatee in qofka ka been sheego naftiisa si uu u gooyo xiriirkaasi waa tallaabo aysan sameyn karin dad badan balse haweenay u dhalatay ...
Read More »Haweenay iska jartay gacan si ay u hesho lacag ceymis ah!
Himilo FM –Maamulka Slovenia ayaa shaaciyay in haweenay u dhalatay dalkaasi iska jartay gacan iyadoo adeegsanaysa minshaar si ay u hesho lacag ceymis ah. Booliiska ayaa tilmaamay in haweenayda oo 21 jir ah inay ku dhiiratay iyadoo kaalmo ka helaysa ...
Read More »Ciraaq: Gabar lagu mehriyay inka badan 1 Milyan oo doolar
Himilo FM –Rana Jamaal oo ah gabar u dhalatay dalka Ciraaq ayaa bog cusub looga qoray taariikhda dalkaasi kaddib markii lagu mehriyay 2 Bilyan oo Diinaarka dalka Ciraaq ah islamarkaana u dhiganta 1.7 Milyan oo doolar. Dukumenti ah la xiriira ...
Read More »Bilyaneerka Thailand ee Arnon oo ka baxay ballan ku saabsan guurka gabadhiisa!
Himilo FM –Arnon Rodthong oo ah bilyaneer u dhashay Thailand ayaa ka baxay ballan qaad uu sameeyay oo la xiriira guurka gabadhiisa Karnsita islamarkaana soo jiitay dad fara badan. Ninka bilyaneerka ah ayaa goor sii horreysay u soo bandhigay gabadhiisa ...
Read More »