Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.
Read More »Haweenka
Nolosha Haweenka farsameeya Cawda,warbixin dhegeysi
Haweenku waxaa ay mar walba laf dhabar u yihiin nolosha qoyska, kumana sii jiraan Qoysaska Danyarta ah. Tiro Haween ah ayaa waxaa ay nolol maalmeedka reerahooda ka sameeyaan agabyada lagu adeegsado Guryaha ee laga sameeyo Cawda. Waxaa ay la kulmaan ...
Read More »Sidee u shaqeeyaan Haweenka sameeya Burjikooyinka?,dhegeysi
Haweenka ka ganacsada sameynta Burjikooyinka gudaha dalka lagu farsameeyo ayaa la kulmaya caqabado uga imanaya kuwa dibadda laga keeno. Haweenkan qaar ayaa sheegaya in ay danta ku kallifto in ay mararka qaar beddelaan kuwa laga keeno dibadda oo ay sameeyaan ...
Read More »Jaamiciyadda Labadaanyada furatay ee Dharka kiileysa,dhegeysi
Nolosha uu qofka ku jiro ayaa barta xaaladaha ku gedaaman,waxaa jira dhallinyaro badan oo wax ku bartay dalka kaddibna si iskood ah u sameystay fursado shaqo oo ay manta dad kale ka shaqeeyaan. Gabadha ay ku saabsantahay warbixintan waxaa ay ...
Read More »Gabadha Baraha Bulshada ka wacyi gelisa Dhallinyarada,Dhegeysi
Dhallinyarada ayaa siyaabo kala duwan u adeegsada Baraha Bulshada, qofba waxaa uu baraha bulshada la joogaa hadba waxa garaadkiisu la egyahay. Adeegsiga Baraha Bulshada waxaa lagala kulmaa saameyn togan ama taban,waxaana ay ku xirantahay hadba qofka sida uu u adeegsado. ...
Read More »Haween Ganacsigooda Hagbad ka billaabay oo meel wanaagsan maraya, dhegeysi
Tiro Haween ah oo koox koox la isugu xiray ayaa hirgeliyay Ganacsi iyaga u gaar ah,waxaa ay ka soo billaabeen Ayuuto ama Hagbad ay iska ururiyeen,waxaana ay hadda heystaan Ganacsiyo kala duwan. Haweenkan oo dhowr degmo oo Muqdisho ku yaal ...
Read More »Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi
Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan. Hablahan dhalinyada ah waxay ku soo hanaqaadeen dalka, melena ugama bixin mudadii colaadaha. Heerkooda koowaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay ...
Read More »Gabadha Ariga iibisa haddana Jaamacadda dhigata
qof kasta waxaa uu leeyahay shaqsiyad u gaar ah, mid ka mid ah Hablaha da’da yar ee waxka barta Jaamacadaha Muqdisho ayaa qeyb ka mid ah waqtigeea gelisa iibinta Xoolaha. Waxa ay shanta maalin xoolaha sida Ariga ku iibisaa suuqa ...
Read More »Wareysi: Muhiimadda waxbarashada u leedahay Gabdhaha
Waxbarashada waxaa ay muhiim u tahay Aadanaha sida Ilaahey ku sheegay Diintiisa suubban, marka ay joogto waxbarashada Gabdhaha waa lagu kala argti duwanyahay inkasta oo sanadihii ugu dambeeyay laga gudbayay aragtida ah in aan gabdhaha wax la barin,Dadbadan ayaa dood ...
Read More »La Kulan: Farshaxaniistaha xirfaddeeda ku wacyigelisa bulshada
Himilo – Sanaa Yuusuf Maxamuud waa farshaxaniiste, xirfadeeda waxey u adeegsataa soo bandhigidda dhaqanka iyo hiddaha suuban ee soomaalida. Inkasta oo ay xirfaddan jecleyd tan iyo yaraanteedii haddana ma helin goob ay ka barato oo ay ku hormariso, sida ay ...
Read More »