Home / Macluumaad (page 101)

Macluumaad

Muxuu madaxweynaha Brazil ugu baaqay in la dhimo inta jeer ee la tago suuliga?

Himilo – Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro oo walaac ka qaba isbadalka cimilada ayaa soo jeediyay aragti uu u arko xal lagu ilaalin karo deegaanka. Mr Jair ayaa tilmaamay in hal jeer oo qofka uu tago suuliga labadii maalinba inay kahortag ...

Read More »

12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada

Himilo – Ku dhawaad 1.8 Bilyan oo dhallinayaro ah oo da’dooda u dhaxayso 10 illaa 24 jir ayaa ku nool caalamka. Waa tiradii ugu badneyd ee da’yar ah. Si kasta, kala bar carruurta iyo qaangaarka ayaan helin xirfadaha akhrinta aas-aasiga ...

Read More »

Bacda: Dhigaal dhibaato dambe dhasha!

Himilo – Marka hore  isticmaalkooda waa hawl sahlan balse waxa ay leeyadahay dhigaal dhibaato dambe dhala, waxaan maqaalkan kuugu sheegi doonaa, waxyeelada bacaha ee deegaanka iyo dadka, waxaa kale oo aan wax iska oran doonaa waxyaabaha noo bedeli kara ama ...

Read More »

UAE: Jaamacad takhasusyadeeda ku dareysa barashada ciyaarta Game-ka

Himilo – Jaamacad fadhigeedu yahay Imaaraadka (UAE) ayaa go’aansatay inay ciyaarta game-ka ka mid dhigto culuumta la barto, iyadoo aqoonsi ka haysatada wasaaradda wax-barashada. Hormuudka kulliyadda arrimaha bulshada ee jaamacadda Wollongong Dr. Feras Hamza, ayaa sheegay inay bilaabayaan takhasuskan oo ...

Read More »

Maxaa kula gudboon marka uu taleefanka kaaga dhaco biyo?

Himilo – Wakhti dheer ayaa ka soo wareegay maalmihii aan taleefanka u adeegsan jirnay keliya wicitaanada. Taleefanada maanta ayaan u isticmaalnaa waxyaabo badan. Haddii ay cillad ku timaado taleefanka caaqilka ah ee aad heysato, waxaa kuu bilaaban kara walwal badan, ...

Read More »

5 su’aal oo ay tahay inaad weydiiso loo shaqeeyaha inta uu socdo wareysiga shaqada

Himilo – Dad badan ayaa la kulma culeysyo marka ay galayaan wareysiyada ku saabsan shaqooyinka, tani waxay saameyn xun ku reebtaa maamulayaasha iyo qofka oo ku weyn kara fursada shaqada. Sida uu qoray wargeyska Times of India, waxaa jira shan ...

Read More »

Portugal oo diiwaan gelinaysa xayawaanada ay gaadiidka ku jiiraan wadooyinka

Himilo – Portugal ayaa billowday barnaamij ku shaqeynaya taleefanada oo lagu diiwaan gelinayo xayawaanada ay gawaarida ku jiiraan wadooyinka si maamulka uu macluumaad uga hayo. Waxaa kale oo ujeedka qorshahan lagu sheegay sidii loo yareyn lahaa tirada xayawaanada ku baxa ...

Read More »

3-da August- Maalinta caalamiga ee qaraha/xabxabka

Himilo –Sannad kasta 3-da August, waxaa meelo badan oo dunida ah laga xusaa maalinta caalamiga ee qaraha ama xabxabka oo laga helo faa’iidooyin caafimaad sida ay warinayaan khubarada caafimaadka. Nena Zatefa oo ah agaasimaha xarunta lagu baaro cuntooyinka iyo dhirta ...

Read More »

Miyuu geyaa gabood-fal?

Himilo – Halka ugu badan ee laga helo waa Shiinaha, waxa uu cuni karaa 2,722 kg sannadkiiba, hadduu daryeel helo wuxuu noolaan karaa ilaa 40 sanno, asal ahaan waxaa laga helay Africa iyo Bariga Dhexe, waxa uu qaadi karaa 160 ...

Read More »

Duuliye inuu diyaaradda kiciyo shuruud uga dhigay inay rakaabku bixiyaan lacagta shidaalka

Himilo – Si ay diyaaraddu u duusho waxay aheyd inay qaadato shidaal ku filan lana bixiyo $3,000 oo lacagta shidaalka ah, balse duuliyihii ayaa rakaabka diyaaradda weydiiyay inay lacagta bixiyaan! Dhacdadan ayaa dhalisay su’aalo badan, duuliyaha ayaa diiday inuu diyaaradda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan