Muqdisho – Ardayda Jaamacada Tsinghua University, waxay sameeyeen Baaskiil awooda in uu wada la’aan dhaqaaqo, kaas oo keliggii is-kaxeynaya 12 saacadood oo xiriir ah. Dadka qaar ayay suurtagal tahay iney qariibsadaan hase yeeshee ardayda ayaa kusoo bandhigeen Magaalda Beijing ee caasimada ...
Read More »Macluumaad
Oktobar – Bil kulmisay dhacdooyin Xasuus innagu leh!
Muqdisho – Markii aad dhageysaneyso heesta Qarni waliba Sebenkii, qorraxiba dharaarteed, waxaa daremeysaa in maalmuhu isku si aysan gabbalku ugu dhicin, waaguna ugu baryin. Seben walbana uu xanbaarsan yahay dhaxalkii gaarka ah. Hayeeshe, maalin walba waxay lasoo baxdaa wajigeeda qaas ah, ...
Read More »Musiibadii 14-ka Oktobar – Wixii dhacay waa laga soo kabanayaa!
Muqdisho – Waxaa laga joogaa labo sanno markii tiro ka badan 500 oo Soomaali ah ay ku dhinteen qarax lagu tilmaamay inuu ahaa midkii ugu weynaa ee qarniga 21aad ee ka dhaca dunida saddexaad. Balse labo gu’ kaddib goobtani ma ...
Read More »Fahamka bulshada ee shaqada taraafikada
Muqdisho – Taariikhda inta lagu hayo booliiska Taraafikada waxa ay soo bilaabatay goor laga joogo ku dhawaad laba qarni, saxmada iyo buuqa ka jira wadooyinka lama xalin kari laheyn iyadoo aan loo helin sharci iyo awoodo ka shaqeya si loo xakameeyo ...
Read More »Maareyn ceynkee ah ayuu kaaga baahan yahay ganacsigaaga yar?
Muqdisho – Ganacsiyada yar yar waxa lagu qeexaa inay yahiin kuwo ka xadidan dhinacyo badan sida milkiilaha oo ah hal qof ama ay cid gaar ah ku abtirsato sida Qoys, ra’samaalkooda oo kooban iyo shaqaalahooda oo tiro ahaan yar. Tusaale ...
Read More »Filibiin: Macalimad ardaydeeda u jecleysiiso Wax-barashada ayay fasalka uga dhigtay Mid Ashqaraar leh! + Sawiro
Muqdisho – Samelyn Lafuente, oo ah macalimad dugsi hoose oo ku yaalla Masbate, dalka Filibiin ayaa saddexdii sano ee ugu danbeysay waxay ardaydeeda wax ugu dhigtaa gudaha fasal lagu xardhay midab qurux badan – halkaas oo dhammaan wixii indhahaadu qaban karaan ...
Read More »Naseem: “Aniga oo keliya ayaa qoray. Cidna ilama qaban, waxaana soo bilaabay 1987.”
Muqdisho – Haweeney Pakistani ah oo la yiraahdo Naseem Akhtar, taas oo ku nool gobalka Gujurat ayaa muddo 32 sano ah ku bixisay inay farteeda ku qorto Kitaabka Jaamaca ee Qur’anka. “Aniga oo kaliya ayaa qoray. Cidna ilama qaban, waxaana soo ...
Read More »Dookha guur-takoor waa ka mamnuuc
Muqdisho – Quursiga Heyb sooca ama takoorka waxa uu galaa dhinacyo badan, balse kan aan hadda kaga hadlayo maqaalkaan waa midka guurka oo aan dhib yareyn sida aan qisooyinkiisa ka arki doono. Waxaa dhacda haddiiba ay is-guursadaan lamaane ka soo kala ...
Read More »Hindiya: Daanyeer lagu aaminay inuu kaxeeyo gaari bas ah oo siday rakaab
Muqdisho – Darawal u dhashay dalka Hindiya oo basaska kaxeeya ayaa laga joojiyey inuu gaari wado kaddib markii uu daanyeer u ogolaaday inuu baskiisa kaxeeyo. Ma jirin wax cabasho ah oo ka timid soddomeeyo qof oo ahaa rakaabkii saarnaa baskaas ...
Read More »Ma heli karnaa da’yar midaysan?
Muqdisho – In la kufo lana kaco waa arrin sahlan, sababtoo ah ruux aan kufin maba kaco, taasi waxa ay daliil muuqata u tahay in guul daradu na tusto guul, guushune ma timaado adiga oo aan guul dareysan. Waxaan aheyn ...
Read More »
Radio Himilo
