Himilo – In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya maalinta ugu muhiimsan ee waajibaadka Xajka. Xujeyda oo isaga kala yimid dunida dacaladeeda ayaa gudanaya rukunada ugu muhiimsan, ...
Read More »Macluumaad
Shirkadda Google oo yareyneysa xogta ay kaydineyso
Himilo – Shirkada Google waxay tirtiri doontaa dhammaan xogta ay ka hayso goobaha ay isticmaaleyaashu booqdeen, sida ay shirkaddu sheegtay, sanad kadib markii ay ballan-qaaday in ay yareyneyso xogta gaarka ah ee ay kaydineyso. Astaanta shirkadda ee “Timeline” – oo ...
Read More »Maqaal: Ninka lagu naaneeso Aabaha tacliinta dagmada Jalalaqsi
Himilo – Markii badankeen aan degnay magaalooyinkii aan wax-barashada u soo aadnay, isagu waxa uu ku laabtay degmadii yaraantiisa uu kusoo barbaaray si uu u buuxiyo boos weyn oo banaanaa oo dhanka wax-barashada ah. Isaga hortii aad ayay u liidatay ...
Read More »Waa kuwee 10-ka dal ee ugu dadka badan Aduunka?
Himilo- Sida ay baahisay hey’adda Worldometer tirade dadka ku nool dunida ayaa gaartay 8.1 billion sanadkan kala barka ah oo taas oo ka dhigay qiyaasaadkii lasameynaye tiro kabadan inay soo bixi doonto dhamaadka sanadka 2024-ka. Hadabada halkan waxaan kuugu soo ...
Read More »Hadallada Naceybka (Hate Speech)
Himilo – Khudbadaha naceybka oo afka qalaad lagu yiraahdo (Hate Speech) waa hadallo meel ka dhac ah oo lagu bartilmaameedsado koox ama shaqsi gaar ah, iyadoo lagu beegsanayo sifooyin gaar ah sida isirka, diinta, asalka ay kasoo jeedaan, tilmaan gaar ...
Read More »Maqaal: Nabad dhisidda iyo kaalinta Gabyaaga Soomaaliyeed.
Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba, dabadeedna wax yeelo lays gaarsiiyo sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala fogaado. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo ...
Read More »Xujeydii ugu horeeyay sanadkan ‘2024’ oo gaartay dalka Sacuudiga
Himilo – Kooxdii ugu horeyse ee xujey ah oo ka kalasocota dalalka Pakistan, India iyo Bangladesh ayaa gaaray Boqortooyada Sacuudiga, si ay u gutaan waajibaadka Xajka sanadka 2024-ka. 283 kamid ah xujeyda gaartay sacuudiga waxay ka soo jeedaan India waxaana ...
Read More »Ururka ay ku mideysan yihiin dalalka Africa ee Muslimiinta ah oo go’aan ka qaatay Israel
Himilo– Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa cambaareeyay “xasuuq” ka socda Gaza, iyaga oo ku boorriyay 57-ka waddan ee xubnaha ka ah inay cunaqabatayn ku soo rogaan Israa’iil, sidda lagu sheegay qaraarka kasoo baxay shir madaxeedkii Gambia. Ururka ayaa ugu baaqay ...
Read More »Jilaaga caan ka ah ee Donnie Roelvink oo qaatay Diinta Islaamka.
Himilo – Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa labo isbuuc kahor ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka ,wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda towxiidka ama shahaadada. Donnie oo ahaa shaqsi shacbiyad weyn ku dhex leh gudaha dalkiisa ...
Read More »Suuqa shaqada Soomaaliya: Waa hal ubadku ka baahanyahay oo u irmaan ajaaniibta bulshada bariga Afrika!.
Himilo – Soomaaliya ayaa u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...
Read More »