Himilo – Bare jaamacadeed oo ku sugan Muqdisho ayaa soo saaray horraantii January 2022 App loogu tala galay in wax lagu baro carruurta laguna madadaaliyo. Aasaasaha Fariid App ayaa sheegay inay fekraddan ku dhalatay markii uu arkay in Mobile-da iyo ...
Read More »Macluumaad
Taariikh-nololeedka Cabdullaahi Maxamed Shirwac
Himilo – Cabdullaahi Maxamed Cali (Shirwac) guddoomiyihii hay’adda Tubta Nabadda, ayaa habeennimadii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib muddo dhowr cisho ah oo uu xanuunsanayay, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Waxaa salaadda Janaasadda oo lagula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka ka qeyb ...
Read More »Wanaajinta xiriirka Carruurta iyo waalidka
Himilo – Guud ahaan marka aynu ka hadleyno arrimaha qoyska, qoysku wuxuu ka kooban yahay aabbe, hooyo iyo carruurta, waa tirade ugu yar xubnaha uu ka kooban yahay qoysku. Waa uu kasii badnaan karaa waxay ku xiran tahay hadba inta ...
Read More »Qudba-sirada: Saameynta gurracan ee guurka daneysiga
Himilo – Sannad iyo dhowr bilood ka hor waxaan la kulannay annagoo ah koox samo falayaal ah gabar yar oo heysata saddex carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso hal ilaa afar sano. Guurkeedii hore wuxuu dhacay iyadoo jirta 13 sano. ...
Read More »Lo’da iyo laamiyada Muqdisho, yaa u kala garqaada!
Himilo – Muqdisho waa caasimada dalka Soomaaliya waxey ku taalaa galbeedka badweynta Hindiya. Soddon sano ka hor waxay ahaan jirtay magaalo ay u soo dalxiis tagaan dadyowga duniga, maadaama ay leedahay xadaarad iyo xeebo qurux badan oo soo jiita dadka ...
Read More »Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu
Himilo – Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu. Muuqiisana haba sheegin. Siyaalo dhowr ah oo kala duwan ayuu uga qeyb ahaa geeddi-socodka nolosha rayidka siiba dhanka wax-barashada iyo hey’adaha. Laakiin wuxuu mar qura saaxadda caannimada iyo hadalheynta qabsaday 10 sannadood kahor. ...
Read More »Allow xildhibaanku dooraa mid inoo dan ah
Himilo – Waa guuxa dadweynaha soomaaliyeed ee ka dhursugaya doorashada maanta ka dhaceysa xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni ee qabsoomideeda ay qaadatay muddo ka badan sanad iyo bar ayna hareereeyeen khilaafyo sababay gacan ka hadal. Doorashadu ma noqon doonto mid ...
Read More »Dhibaatooyinka Muqdisho u gaarka ah
Himilo – Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka ku nool Muqdisho waxa ay wajahayaan dhibaatooyin ballaaran oo isugu jira kuwo dabiici ah iyo kuwo aan gacmaheenna ku kasbanay. Shacabka Muqdisho ku nool lagu qiyaaso saddex milyan oo qof ...
Read More »TikTok: God madow oo ay ku hoobanayaan dhalinteenna
Himilo – Horumarka deg-degga ah oo ay ku socoto tiknoolojiyadda lagu farsameeyo taleefannada gacanta, waxa ay ku qasabtay aadanaha inay soo saaraan barnaamijyo (applications) si fudud ula jaanqaadi karo mobile-da ku shaqeeya internatka. Billawgiiba waxaa la hindisay kuwa qoraallada lagu wadaago, ...
Read More »Marxaladihii ay soo martay doorashada Soomaaliya
Himilo – Soomaaliya waxay u diyaar garowbeysaa doorasho aad u daahday oo waqti dheer qaadatay, dhib u dhaceeda wuxuu sababay qal-qal amni iyo mid siyaasadeed. Magaalada Muqdisho ayaa xilliyada qaar waxaa isaga hor imanayay wadooyinkeeda ciidamo hubeysan oo is diidan. ...
Read More »