Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...
Read More »Macluumaad
Xog ku saabsan Ictikaafka bisha Soon-qaad
Himilo – Ictikaafku wuxuu dhacaa inta lagu guda jiro tobanka beri ee ugu dambeeya bisha Soonqaad. Micno ahaan waa in lagu sugnaado masaajidka mudadaas. Qorrax dhaca maalinta 20-aad ee Ramadaan ayuu billowdaa Ictikaafku, wuxuuna dhammaadaa marka la arko bisha Soonfureed. ...
Read More »Seexashada maalinkii oo qofka ka caawineysa soonka
Himilo – Helidda hurdo kugu filan waxay muhiim u tahay caafimaadka qofka inta lagu gudo jiro Bisha ramadaan, waxay siisaa awood. Bisha Soon-qaad muslimiintu waxay habeenkii ku daahaan soo jeed iyagoo salaad iyo cunno cunid ku qaata wakhti badan oo ...
Read More »SRA: Walaac ayaan ka qabnaa inay arday kale imtixaanka ku dhacaan sanadkan
Himilo – Sida ku cad daraasad uu soo bandhigay Ururka Cilmi Baarayasha Soomaaliyeed (SRA) ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho, ardayda dhigta iskuulada sare ee dalka ayaa 90% isticmaalka baraha bulshada sida Facebook Tiktok iyo You Tube. Daraasadda waxaa ka qayb ...
Read More »Maxay u baahan tahay dib u heshiisiintu?
Himilo – Qeexid ahaan dib u heshiisiintu waa isku soo celinta labo qof iyo wixii ka badan ilaa heer dawladeed kuwaasi ku kala go’ay colaad ama khilaaf dhex maray. Dib u heshiisiintu waxay dib u abuurtaa kalsooni iyo saaxiibtinimo u ...
Read More »Qiimaha kalluunka iyo suuqyada Muqdisho
Himilo – Kalluunka amaba Malaayga waxa uu ka mid yahay hilibka cad ee sida aadka looga isticmaalo magaalo-xeebeedka Muqdisho xilliyada soonka. Badi dadka ayaa ka sameysta sanbuus, halka qaarkoodna ay ku cunaan hadba raashinka u bisil bariis amaba baasto midey noqotaba. ...
Read More »Towerka London oo martigeliyay afur-wadareedkii ugu horreeyay
Himilo – Dadka ku nool London ee kala diimaha iyo isirka ah ayaa markii ugu horreysay gabbal-dhicii Isniinta isugu yimid Taallada Weyn ee London, si ay ugu qeyb galaan afur-wadareed ay lahaayeen muslimiinta. Isu-imaatinka waxaa soo agaasimay Naz Legacy Foundation ...
Read More »Soonka u wanaagsan caafimaadka jirka iyo maskaxda
Himilo – Cilmi baaris ay si wada jir ah u sameeyeen dawladaha Imaaraadka, Bahrain iyo UK ayaa lagu sahmiyay isa saameynta wanaagsan ee maalmaha soonka iyo caafimaadka. Wargeys ka soo baxa Yurub kana faallooda cunnooyinka nafaqada ayaa dib u dersay ...
Read More »Asluubta Soonka
Himilo – Sanad weliba bishan oo kale waxa uu Alle addoomadiisa intooda qaangaarka ah ee aanan loo cudurdaarin ku waajib yeelay inay soomaan inta u dhaxeysa Waabarka illaa gabbal-dhaca, isaga oo u ballanqaaday ajar. Acmaasha la sameeyo bishan waa lalaba ...
Read More »Muhiimadda ay suxuurtu u leedahay qofka soomanaya
Himilo – Hiraabta ama Suxuurta waa cunnada la cuno qeybta dambe ee habeenkii inta lagu guda-jiro bisha Soonqaad. Waana ammin loogu diyaargaroobo ku dhawaad 15-ka saac ee soo aadan soojeedka maalinkii oo uu qofku ka caagan yahay cunid iyo cabitaan. ...
Read More »