Himilo – Saf galinta dadka waa hawl adag oo leh daal iyo jaha-wareer balse nin ku nool London waxay u tahay xirfad uu joogto u sameeyo. Freddie Beckitt waa saf sameeye khabiir ah. Saacaddii wuxuu ku shaqeeyaa £20. wuxuu sheegay ...
Read More »Macluumaad
La kulan: Gabar 19 jir ah oo dunida ku soo wareegtay
Himilo – Zara Rutherford, oo 19 jir ah, ayaa soo degtay gegida dayuuradaha ee Kortrijk-Wevelgem ee dalka Belgium, iyadoo soo gebagebaysay safar qaatay in ka badan 32,300 oo mayl. Waxay jabiyay laba rikoodh oo Guinness World Records ah, oo uu ...
Read More »La kulan – Nin 35 jir ah oo leh cod carruureed
Himilo – Haku kadsoomin wejigiisa. Waayo ninkani wuxuu ku hadlaa codka carruurta. Anderson oo 35 jir ah wuxuu taniyo markii uu soo gaangaaray u hadli jiray sida ilmaha yaryarka ah. Laakiin tani ma ahan xaalad uu bilowgii noloshiisa la qabsaday. ...
Read More »Haweeney 67 sano xiratada keliya dhar gaduudan
Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Turkiga (Nafeya Jazz) ayaa xirneyd dhar gaduudan muddo 67 sano ah, ka dib riyo ay ku riyootay iyadoo yar. Jaz, 77 jir ah, waxay degan yahay tuulada Gozgulu ee gobolka Bingol (bari), waxayna leeyahay ...
Read More »India: Iskuul gabdhaha Muslimiinta ka mamnuucaya xijaabka
Himilo – Warbaahinta Hindiya ayaa sheegtay in iskuul ku yaalla gobolka Karnataka ee Koonfur-galbeed uu ardayda Muslimiinta ah u diiday inay galaan fasallada iyagoo xiran xijaabka. Waxayna warbaahintu ka soo xigatay maamulka dugsiga in ay oggolaadeen xirashada xijaabka ama niqaabka ...
Read More »Maxaa ku qasbay Emma inay orodo 21 maalin?
Himilo – Haweeney u dhalatay Biritan oo ku nool New Zealand ayaa rikoor sameysay kadib markii ay ordan ku goysay qaran jasiiradeedkan muddo 21 maalin ah. Emma Timmis, oo 37 jir waxay deggan tahay magaalada Kaiapoi ee gobolka Canterbury, waxay ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan biyaha
Himilo – Waa dareere waxaase u dheer labo xaal oo kale. Waa noole bile aan laga maarmin. Waayidooda waxaa ku naf waaya kummannaan nafley ah. Waa dawada ugu horreysa uguna muhiimsan dunida. Waan ku abtirsannaa. Nolosha noolaha oo dhan ayaa ...
Read More »Macluumaad ku saabsan dalalka ugu dhulka yar Africa
Himilo – Qaarada labaad ee adduunka ugu weyn, Africa, waxay ka kooban tahay 54 dal oo xor ah. Qaaraddu waxay ku fadhisaa 20.4% marka laga qiyaas qaado cabbirka dhulka. Badda atlantic-ga ayaa qaarada ka marta dhanka galbeed halka dhan waqooyi ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan Japan
Himilo – Japan waa jamhuuriyad jasiirad ah oo ku taalla bariga Asia. Badka dhulkeeda waa 377,915 km labo-jibbaaran. Waa hoyga 126.8 milyan oo qof. Caasimadda ugu dadka badan uguna wayn waa Tokyo. Lacagta rasmiga ah ee laga isticmaalo waxaa la ...
Read More »Macluumaad ku saabsan ballanta
Himilo – Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ...
Read More »