Home / Macluumaad (page 44)

Macluumaad

Ba’a qaadka balaayo naheysata

Himilo – Qaadku waa aafo ay la nool yihiin dad badan oo soomali ah, waxa uu saameyn xooggan ku leeyahay qoysas badan oo Soomaaliyeed, waxaa ku kala tagay qoys iyo qaraabo, waxaa ku kala irdhobay labo isla dhalatay iyo labo ...

Read More »

Wax ka baro 10-ka Dal ee qaarada Africa ugu dhulka weyn

Himilo – Waxaan halkan kuugu soo gudbinaynaa 10-ka dal ee Africa ugu dhulka weyn annagoo ku bilaabi doona midka tobanaad. 10: Muritania, Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Muritaaniya waxa ay dhacdaa waqooyi-galbeed Africa, Magaalo madaxdeeda waxaa layiraahdaa Nouakchott (Nuwaag-shoot), bedkeeda waxa ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan dhismaha ugu dheer caalamka

Himilo – Burj khalifa waa dhismaha ugu dheer caalamka, waxa uu ku yaal magaalada Dubai, dalka Imaaraadka Carabta, waxa uu ka kooban yahay degaanno, xafiisyo iyo goobo nasiino. Burj khalifa waxaa leh shirkada hormarinta guryaha ee Emaar. Dhismaha oo ku ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan keynta Amazon

Amazon waa keynta ugu weyn caalamka, waxay ku fadhisaa 5.5 milyan km labo jibbaarab. dhul ahaan waxay ka wayntahay UK iyo Ireland 17 jeer. Amazon waxay dhacdaa koofurta America, waxay ku fidsantahay dalalka Brazil, Bolivia, Peru, Ecuador, Colombia, Venezuela, Guyana, ...

Read More »

Labo dal oo African ah oo weligood aan la gumeysan

Himilo – Waxaa jira labo dal oo Africa ah oo loo diiwaan galiyay in aan weligood la gumeysan, Ethiopia iyo Liberia. Inkastoo waqti kooban dalal ajnabi ah isku dayeen inay saameyn ku yeeshaan, haddana dalal waxay noqdeen labada keliya ee ...

Read More »

Macluumaad kooban oo ku saabsan derbiga ugu weyn dunida

Himilo – Derbiga weyn ee shiinaha waa derbiga ugu dheer caalamka, dhererkiisu waxa uu gaarayaa 21,000 km, taas oo ka dhigay inuu saddex mar ku jibbaarmo bedka dalka Britain. Dhismaha derbiga ‘Great wall, waxaa billaabay boqorkii Qin Shi Huangdi oo ...

Read More »

Taariiqda lacagta iyo heerarkeeda

Himilo – Lacag waxaa lagu qeexaa dhex-dhaxaadiyaha wax kala beddelashadda, sidoo kale waxaa lagu qeexi karaa cabbirka wax lagu qiimeeyo. Ahmed khawanky  ku taqasusay dhaqaalaha iyo maaliyadda ayaa aaminsan inay lacagtu tahay mid kamid ah waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee daah-qaaday ...

Read More »

Xariirka ka dhaxeeya Siyaasadda Soomaaliya iyo baraha bulshada

Himilo – Waxaynu ku nool nahay duni ay tiknoolojiyadu beddeshay habkay dadku u wada xiriiraan. Shabakadaha Bulshadu ay farriimaha iskugu gudbiyaan sida Facebook, iyo Twitter,  ayaa ah Kuwo isku xidhay Malaayiin Qof Oo dunida dacaladeeda kala Jooga. Kuwaas oo sahlay in ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan dalka Africa ugu dhulka weyn Algeria

Himilo – Dalka Algeria oo dhaca waqooyiga Africa waa dalka ugu  dhulka weyn Africa waxa ku dherersan badda Mediterranean-ka iyo Saxaraha Africa. Algeria waxa uu leeyahay xaduud 2 million km2 ah oo ku dherersan dalalka Mali, Niger, Libya, Tunisia, Morocco ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan Badaha caalamka

Himilo – Bad waa dhul weyn oo ay biyo dhanaan ku jiraan. Badahu waxa ay ku fadhiyaan 70% oogada dhulka, waxaa ku nool inta og yahay 200,000 oo noole ah. Magaca Bad waxa laga soo qaatay luqada giriiga. Waxaa caalamka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan