Himilo – Devendra Suthar, waa 47-jir ku nool galbeedka India waxaa uu ku shaqeystaa xirfadda fuundinimada, waxa uu sheegay inuu aad uga taxadaro farahiisa, si uusan isaga jarin maadaama uu leeyahay 22 faradood iyo 6-Suul. Gacan waliba waxa uu ku ...
Read More »Madadaalo
Al-Marajlah: Ninka la nool Libaaxyada
Himilo – Dad badani kuma dhiiran iney ku dhawaadaan xayawaanada duurjoogta ah ee halistoodu badan tahay iskaba daaye iney guriga ku haystaan, balse nin Ciraaqi ah oo lagu magacaabo Ghali al-Marajlah, ayaa tijaabiyay halistaasi. Muddo toban sano ah ayuu Libaaxyo ...
Read More »Sheekada: Ninkii maska ka dhigtay Af-saabka
Himilo – Waxey ahayd dhacdo layaab leh, markii gaari rakaab siday oo kusii jeeday magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska lagu dhex arkay nin xirayn af-saab cajiib ah. Waa mas nool oo uu ku duubtay qoorta illaa afka. Mid ka mid ...
Read More »La kulan: Ninkii dabaasha ku jaray 202M isaga oo aan neefsan
Himilo – Dabaal-yaqaan u dhashay Denmark ayaa la guddoonsiiyay shahaada Guinness World Record, markii uu dabaashay fogaan gaareysa 662 fiit iyo 8.7 inch oo u dhiganta 202 mitir. Stig Severenson oo bandhigiisa ku sameeyay magaalada La Paz, ee dalka Mexico, ...
Read More »K/Kuuriya: Beentii horseeday in la xiro Maqaayadda
Himilo – Hayan Tree oo ah muuqaal duube ka xamaasha barta xiriirka bulshada ee Youtube, ayaa la kulmay dhaleeceenno xoogan markii falcelin uu ka bixiyay cuno ay qasabtay in albaabada la isugu dhufto maqaayad ku taalla wadanka Koofur Kuuriya. Waxa ...
Read More »Chile: Madaxweynihii dalka oo la ganaaxay
Himilo – Madaxweynaha dalka Chile Sebastian Pinera, ayaa lagu ganaaxay lacag dhan $3,500 markii la arkay sawirkiisa jimcihii isaga oo aanan xirneyn gafuur xir, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka wadankaasi. Inkasta uu raalin galin ka bixiyay wixii uu sameeyay haddana ...
Read More »Caanaha Dameerka oo suuq fiican ka leh Albania
Himilo – Dadka degaanka ayaa ku xooma beero yar yar oo lagu xanaaneeyo dameerada oo ku yaalla koofurta magaalada Tirana ee dalka Albania, halkaas oo xudun u ah iibka caanaha xayawaankaasi. Elton Kika, oo ah 37-jir beer lagu hayo 12 ...
Read More »Shiinaha: Qabowgii ku qasbay tuugga inuu isu dhiibo boliiska
Himilo – Boliiska gobolka Hubei ee bartamaha Shiinaha ayaa gaaray magaalada Ezhou, si ay kaga jawaabaan qeyla dhaan kaga timid dadka degaanka. Markii ay goobta gaareen ayey arkeen tuug feera qaawan oo saran daaqadda dhisme dabaq ah oo ka kooban ...
Read More »McCarthy: Boliiskii isku beddalay Kabalyeeriga
Himilo – Boliis illaalo ka hayay magaalada ku taala wabiga jiinkiisa ee Murrieta ee gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa joojiyay xilli habeen ah ruux jabiyay sharciga wado marista. Qofkaasi oo ahaa adeege maqaayad oo siday dalab cunno bisil ah ...
Read More »Xalka dadka habeenkii qarwa
Himilo – Dhacdooyinka argagaxa leh ee ruuxu la kulmo waxey raadeeyaan noloshiisa danbe, iyaga oo ku noqda xusuuso aanan suulin, sida Patrick Skluzaceksaw oo habeennada qaar kusoo qarwi jiray. Xaaladdiisaasi waxey saameysay taban ku yeelatay wiilkiisa ardayga ah, kaas oo ...
Read More »