Home / Madadaalo (page 13)

Madadaalo

Saabuun qabeys lagu iibinayo $2,800!!!

Himilo – Shirkad fadhigeedu yahay dalka Lebanon ayaa iibineysa saabuun qabeysta adkaha ah ee ugu qaalisan dunida, taasi oo qiimaheedu yahay $2,800. Waxey ka sameysan tahay saabuuno kala duwan, waxyaabo maqaarka lagu daryeelo oo ay ku jiraan Saliido muhiim ah, ...

Read More »

Jones: Ninkii ka samatabaxay Seddaxda halis!!!

Himilo – Ian Jones oo ah samafale u dhashay Britain, ayaa dhawaan laga saaray isbitaalka magaalada Jodhpur ee dalka India, kaddib markii uu ka bogsaday qaniinyada maska halista badan ee Kobra, kaas oo qaniinay xilli uu ku sugnaa Rajasthan. “Jones ...

Read More »

Wasiir xilkeeda ku waysay gaari ay ku kaxeeysay caruurteeda

Himilo – Mailis Reps, wasiirka waxbarashada dalka Estonia, ayaa xilkii iska casishay, kaddib markii lagu dhaleeceeyay in gaariga shaqada ay dugsiga u geysato caruurteeda. “Waxaan wajahayay cadaadis xoogan oo ku aadan inaan kala sooco doorka Wasiir iyo kan hooyanimo. Waan ...

Read More »

Sri-lanka: Xildhibaan cunay kalluun ceyriin ah

Himilo – Xildhibaan ka mid ah golaha baarlamaanka wadanka Sri-lanka, ayaa qaniinay, goostay kalluun ceyriin ah dabadeedna liqay isaga hadal ka jeedinayay shir saxaafadeed uu kula hadlayay warbaahinta. Dilip Wedaarachchi, oo mar soo noqday wasiirka Kaluumeysiga, ayaa sheegay in xanuunka ...

Read More »

Qooleey lagu iibiyay $1.5 milyan

Himilo – Hok Van De Wouwer oo ah laba sano jir ah waxa loo xiray taajka Qooleyda ugu qaalisan dunida, kaddib markii nin u dhashay Koofur Africa uu ku iibsaday 1.3 milyan oo yuuro oo u dhiganta $1.5 milyan. Qooleydan ...

Read More »

Muxuu yahay xalka loo helay libaaxyada lo’da weerara?

Himilo – Libaaxu wuxuu ka mid yahay duur-joogta ka qeyb qaadata isku dheelli-tirnaanta degaanka, haddana wuxuu weeraraa oo uu laayaa xoolaha la dhaqdo sida ariga, lo’da, iyo geela. Dadka reer guuraa ah ee xoolo-layda ah waxay dhibaato ku qabaan dugaagga ...

Read More »

Qalinka ugu dheer caalamka!!!

Himilo – Nin sanca yaqaan ah oo u dhashay India ayaa naqshadeeyay qalinka ugu dheer dunida, kaas oo dhiriirkiisu yahay 9-fiit oo u dhiganta 2.7432-mitir. Muhammed Dileef oo shaqadan ay ku qaadatay sanad, ayaa markii uu ku guuleystay waxa uu ...

Read More »

La kulan Wilbur: Eyga loo doortay duqa magaalada Rabbit Hash ee Mareykanka

Himilo – Wilbur oo ah lix bil jir ayaa loo doortay duqa magaalada uu maro wabiga Ohio ee Rabbit Hash ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka. Magaaladan qadiimiga ah oo ay ku nool yihiin wax ka yar 500 oo ruux ...

Read More »

La kulna: Ninka Type-ka ku garaaca wadada dhinaceeda

Himilo – Ka hor inta aanan la helin hindisaha fariin danabeedka inoo sahlay inaan shido li’ ku wadaagno fariimaha, waxaa la is dhaafsan jiray warqado lagu garaacay type, kuwaas oo in la helayo ay qaadan jirtay maalmo amaba todobaadyo, sugitaankeeda ...

Read More »

Shiinaha: Shirkad xisaabisa waqtiga ay musqulaha ku qaataan shaqaalaheeda

Himilo – Shirkad tiknoolojiyada ka shaqeeysa oo fadhigeedu yahay caasimadda Beijing, ayaa la kulmeysa dhaleeceeno xoogan oo isi soo taraya markii ay billaawday hab lagu xisaabinayo waqtiga ay musqulaha ku qaataan shaqaalaheeda. Sawiro laga soo qaaday ayaa muujinayo qalab xisaabiya ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan