Himilo – Muuqaal ku saabsan nin u dhashay Sacuudiga oo ka sheeganaya deriskiisa oo ka diiday casuumaad dhowr jeer ayaa qabsaday baraha bulshada dalkaasi. Dad badan ayaa faallo ka dhiibtay sheekada oo ku saabsan nin ka soo jeeda qabiilka Shamri ...
Read More »Madadaalo
Maxay tahay sababta ganacsade reer Canada ah u gubay $1,000,000?
Himilo – Dhacdo layaab leh oo mar la arag ah, ganacsade u dhashay Canada ayaa gubay 1 Milyan doolar oo kaash ah si aysan u helin haweenay ay kala tageen. Lacagta waxay qeyb ka ahayd xalka furriinka labada qofood. Bruce ...
Read More »Haweenay dacwad ka gudbinaysa saygeeda oo qubeysta keliya hal jeer 10-kii maalin
Himilo – Haweenay u dhalatay dalka Hindiya ayaa dacwad ka gudbisay saygeeda iyada oo ku eedeynaysa in uusan qubeysan oo uu yahay qof aan ku wanaagsaneyn nadaafadda. Soni Devi oo ka soo jeeda dagmada Vaishali ayaa toddobaadkan gudbisay dacwadda maxkamadda ...
Read More »Indonesia oo abaal-marin siineysa qofkii qoorta yaxaas ka soo saara taayar mooto
Himilo – Maamulka gobal ku yaalla dalka Indonesia ayaa u ballan qaaday abaal-marin qof kasta oo leh geesinimo ku-filan oo uu qoorta yaxaas kaga soo saarayo taayar mooto. Sida laga soo xigtay wakaalada Indonesia, yaxaaska oo dhiririkiisu yahay 4 Mitir ...
Read More »Maxay tahay sababta haweenay Mareykan ah u iibineyso saygeeda?
Himilo – Haweenay Mareykan ah ayaa shaacisay in saygeeda uu iib yahay oo uu ku fadhiyo qiimo dhan 110 doolar sida laga soo xigtay wargeyska The Sun. Sababta loo beecinayo ninka ayay haweenayda ku sheegtay inay la xiriirto surwaal kamid ...
Read More »Sri Lanka oo ku guuldareysatay inay kulmiso mataanayaasha ugu badan
Himilo – Sri Lanka ayaa ku guuldareysatay inay jabiso rikoorka caalamiga ee lagu kulmiyo mataanayaasha ugu badan caalamka sida warbaahinta dalkaasi laga soo xigtay. Mataanayaasha ugu badan ayaa la qorsheynayay in lagu kulmiyo goob ku taalla caasimadda Colombo balse waxaa ...
Read More »Sri Lanka oo lagu qabtay nin boorso ku dhoofinayay 200 dib-qalooc
Himilo – Maamulka garoon ku yaalla Sri Lanka ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay Shiinaha oo boorso ku dhoofinayay 200 dib-qalooc nool. Afhayeen u hadlay waaxda canshuuraha Sri Lanka Sunil Jayarathna ayaa u sheegay shabakadda CNN-ka in ninka uu ...
Read More »27 jir culeyskiisu yahay 450 kg oo baadi goobaya gabar u dhiganta!
Himilo – Arbaab Kaiser oo u dhashay Pakistan islamarkaana culeyskiisu yahay 450 kg ayaa raadinaya xaas u dhiganta oo u qalanta sida laga soo xigtay warbaahinta Pakistaan. Ninkan 27 jirka ah ayaa diiday guurka 300 gabdhood sabab la xiriirta inay ...
Read More »Wax ka ogow maqaayadda ku taalla Australia oo ay keliya ka shaqeeyaan mataanayaal
Himilo – Hal-abuurnimada iyo tilmaam kuu gaar ah oo aad leedahay ayaa kamid ah sababaha suuqgeynta guuleysata waayaha maanta. Qof kasta ayaa baadi goobaya wadooyin uu ku billaabo howl cusub oo uu ka sameyn karo lacag. Bogga lolwot ayaa warbixin ...
Read More »Sawirro: Nin reer Nigeria ah oo xaaskiisa u dhisay guri loo ekeysiiyay diyaarad
Himilo – Raali-gelinta qofka wehelka kuu ah ayaa xoojisa xiriirka jaceylka laakiin bal ka waran haddii aad xiriir wadaag la tahay qof jecel in uu safro markasta xilli aadan laheyn dhaqaale xooggan. Haddaba magaalada Abuja ee caasimadda Nigeria ayaa laga ...
Read More »