Home / Madadaalo (page 26)

Madadaalo

Ciraaq: Gabar lagu mehriyay inka badan 1 Milyan oo doolar

Himilo FM –Rana Jamaal oo ah gabar u dhalatay dalka Ciraaq ayaa bog cusub looga qoray taariikhda dalkaasi kaddib markii lagu mehriyay 2 Bilyan oo Diinaarka dalka Ciraaq ah islamarkaana u dhiganta 1.7 Milyan oo doolar. Dukumenti ah la xiriira ...

Read More »

Diyaarad dib ugu soo laabatay garoon markii cunug yar laga tagay!

Himilo FM –Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay Sacuudiga oo ku socotay Kuala Lumpur ayaa si deg deg ah ugu soo laabatay garoonka magaalada Jeddah kaddib markii haweenay kamid ah rakaabka illowday cunuggeeda oo ay kaga tagtay garoonka. Muuqaal la ...

Read More »

Lamaane ka shaaciyay qorshaha guurkooda meel fagaare ah oo la xeray!

Himilo FM –Booliiska dalka Iiraan ayaa xeray labo qofood oo sheeko wadaag ah kaddib markii qorshaha guurkooda ka shaaciyeen suuq weyn oo ku yaalla deegaanka Arak ee katirsan magaalada Tehraan. Waxay tallaabada booliiska ka danbeysay markii muuqaal la soo dhigay ...

Read More »

Muxuu sameeyay wiil gurigiisa looga ceyriyay natiijooyinkiisa dugsiga awadeed?

Himilo FM –Booliiska gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa farriin ka helay wiil 15 jir ah oo sheegtay in hooyadii ka soo ceyrisay guriga islamarkaana u diiday inuu galo kaddib markii uu ka soo laabtay dugsiga. Sida laga soo xigtay ...

Read More »

50 sanno kaddib ayuu helay farriin hambalyo waxbarasho ah!

Himilo FM –Waxa uu ka qalin badashay jaamacadda University of Michigan sannadkii 1969 laakiin warqad hambalyo ah oo xilligaasi ka timid saaxiibbadii ayuu helay 50 sanno kaddib. Tani waa sheekada Robert Fink oo ay wax ka qortay warbaahinta Mareykanka. Mr ...

Read More »

Turkiga: Lamaane ku nool jasiirad fog muddo 15 sanno ah!

Himilo FM –Hüseyin Afacan iyo xaaskiisa Ayşe Afacan oo da’doodu tahay toddobaatameeyo ayaa ku nool jasiiradda fog ee Çiçek muddo 15 sanno ah sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah ee Turkiga. Waxaa ku yaalla jasiiradan geedaha nuucyadooda kala duwan ...

Read More »

Pakistan: Nin habaar kala dul dhacay diyaarad uu saarnaa!

Himilo FM –Ciidanka ammaanka garoonka Islamabad ee dalka Pakistan ayaa nin rakaab ah ka dejiyay diyaarad markii uu ku habaartamay in diyaarada burburto waxyar kahor inta aysan duulin. Wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa qoray in qofka rakaabka ah ...

Read More »

Bilyuneer guurka gabadhiisa kugu siinaya 300 kun oo doolar!

Himilo FM –Go’aan si weyn loola yaabay ayuu noqday hase ahaatee gabadha aan wali guursan waxay noqon doontaa riyada rag badan oo caalamka ku nool. Nin bilyuneer ah ayaa u soo bandhigay gabadhiisa nin kasta oo doonaya inuu guursado iyadoo ...

Read More »

Ciraaq: Aabe u guuriyay wiilkiisa oo 11 jir ah!

Himilo FM –Arooska 11 jirka ayaa dood kulul ka dhaliyay baraha bulshada dalka Ciraaq iyadoo dad badan ka soo horjeesteen halka kuwa kale ku maadeysteen inkastoo inyar boggaadiyeen guurka iyaga oo ku tilmaamaya arrin caadi ah oo bulshada la nooleyd ...

Read More »

Maxay tahay sababta cunug yar oo dhashay loogu bixiyay “cunuggii madaxa adkaa”

Himilo FM –Sawir laga soo qaaday cunug ku dhashay isbitaal ku yaalla Vietnam ayaa qabsaday baraha bulshada iyadoo sawirka uu muujinayo cunugga yar oo ku dheggan dhaqtar ilbiriqsiyo kaddib markii uu ku soo biiray dunida. Sida laga soo xigtay wargeyska ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan