Home / Madadaalo (page 3)

Madadaalo

Jaceylkii Abwaan Kaariye iyo Shankaroon

Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo bahda fanku ula baxday magaca “Dhakhtarkii Jacaylka” ayaa jacayl darran oo marxalado kala duwan soo maray u qaaday fanaanadda Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal. Kaariye inuu jeclaa Shankaroon shaki kuma jirin oo waxay ahayd sheeko kooxaha ...

Read More »

Maryan Mursal oo Fanka ka fariisatay.

Himilo-Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba isaga baxday fanka. Maryan Mursal oo ah xidig caan ka ahayd fanka Soomaaliyeed mudadii bur-burkana daganayd magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa umadda ka codsatay ...

Read More »

Hogaamiyaasha caalam-ka iyo sida ay u kala da’ wayn yihiin.

Himilo-hogaamiyaasha Caalam-ka waxa ay ku kala duwanyihiin da’da iyo qibradda shaqo, hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa hogaanka caalamka iyo sida ay u kala da’ weyn yihiin. Mahmoud Abbas: 87 Ayatollah Khamenei: 84 Joe Biden: 80 Lula da Silva: 78 ...

Read More »

104-jir u dhalatay mareykan-ka oo baarashuud ku duushay.

Himilo- Haweeney ka soo jeeda gobolka Chicago ee dalka Mareykan-ka ayaa noqotay qofkii ugu da’da weynaa dunida ee baarashuud ku duula. 104-jir u dhalatay mareykan-ka ayaa sidaa ku gashay buugga waxyaabaha layaabka ah lagu diiwaan galiyo. ‘da’du waa tiro’ sidaa ...

Read More »

Faransiiska oo maaro u la’ Dhilqe magaalada Paris ku faafay.

Himilo– Cayayaanka yaryar ee Dhilqaha loo yaqaan ayaa lasoo warinayaa in uu lawareegay Hoteladii, goobihii dalxiiska, maqaayadihii iyo tareenadii dalka Faransiiska. Dadweynaha ayaa joojiye raacidda tareenada iyo gawaarida basaska maadaama cabsi ay ka qabaan in Dhilqe ka soo raaco. Mid ...

Read More »

Waa kuma goolhayaha rikoorka cusub ka dhigay champions league-ga?  

Himilo – Ivan Provedel Goolhayaha kooxda Lazio ayaa daqiiqadii 95-aad ee ciyaarta ka dhaliyay goolka bar-baraha ee tartanka champions League kooxda Atletico Madrid, oo marti ku aheyd garoonka Olimpico ee magaalada Roma. Goolhayahan oo u dhashay dalka Talyaaniga da’diisuna ay ...

Read More »

Goormee ayuu dhacayaa feerka ay ku ballameen labada taajir?

Dhawaan ayay ahayd markii labada maalqabeen ee iska leh baraha bulshada ee ugu saameynta weyn dunida, Mark Zuckerberg iyo Elon Musk ay isku balansadeen inay feertamaan. Qoraal uu soo dhigay barta cusub ee Threads, ayuu Mr Zuckerberg ku sheegay inuu ...

Read More »

Twitter oo soo koobtay farriimaha aad akhrin karto maalinkii

Ninka Iska leh barta xiriirka Bulshada ee Twitter Elon Musk, ayaa shaaciyay go’aanno cusub oo saameynaya dadka adeegsada bartan Bulshada ee caanka ah. Elon Musk, ayaa sheegay in Dadka leh calaamadda Buluugga ee rasmiga ah ay xaq u leeyihiin in ...

Read More »

Tikidhadii ugu badnaa oo loo goostay buurta ugu dheer Adduunka ee Everest

Dowladda Nepal; ayaa xaqiijisay in ay jartay in ka badan 450 Tikid oo loogu talagalay Dadka Gugan doonaya in ay fulaan dhakada sare ee Buurta ugu dheer Adduunka ee dalkaas. Waaxda Dalxiiska Waddanka Nepal; ayaa sheegtay in tirada ay hadda ...

Read More »

Paul Kagame: “Marka aan xilka wareejiyo waxaan noqonayaa Wariye”

Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame; ayaa sheegay in uu qorsheynayo in uu ka fariisto Siyaasadda islamarkaana u wareego dhanka Saxaafadda. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Kigali xilli uu soo dhaweynayay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo booqshado ku jooga dalkaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan