Himilo FM – Booliiska dalka Singapoor ayaa gacanta ku dhigay nin afar bisadood ku soo qarsaday qeybta hoose ee jirkiisa oo lagu qabtay bar kontorool oo ku taalla magaalada Tuas ee dalkaasi. Xogta ku saabsan arrintan oo dhacday jimcadii tagtay ...
Read More »Madadaalo
Ma kugu bixi laheyd in aad seexato guri ay ku hareereysan yihiin 77 libaax?!
Himilo FM – Guriga libaaxa, waxa uu ku yaalaa bartamaha keyn dabiici ah oo dhacda dalka Koofur Afrika, waxaa kireysta dalxiisayaasha, waxaa ku hareereysan 77 libaax oo waa-weyn. Bal ka waran haddii gurigan lagu yiraahdo seexo? Markaad joogto aqalkan waxaa ...
Read More »La kulan: Taageere si uu jirkiisa ugu sawiro kooxda uu xiiseeyo ay ku qaadatay 60 saac
Himilo FM – Taageere u dhashay dalka Peru ayaa dhawaan muujiyey jaceylka uu u qabo kooxdiisa isaga oo jirkiisa ku sawiray maaliyadda kooxda, shaabadda ama tattoo-ga ayaa qaadatay in la dhameystiro 60 saacadood, taasi oo noqotay fal-celinta ugu badan ee ...
Read More »Bakhiilkii noqday saqay la ammaano dhimashadiisa kaddib!
Himilo FM – Alan Naiman oo ah nin Mareykan ah ayaa muujiyay sida uu u yahay nin gacan furan kaddib dhimashadiisa oo uu 11 Milyan oo doolar ugu deeqay hay’adaha samafalka. Waxa uu Alan dhintay bishii Janaayo ee tagtay isaga ...
Read More »Farriin jaceyl oo 77 sanno kaddib gaartay qofkii loo waday!
Himilo FM – Phyllis Ponting oo ah ayeeyo 99 jir ah ayaa lagu wareejiyay warqad jaceyl oo uu qoray nin askari ahaa oo ay u dooneyd oo la aaminsan yahay inuu ku dhintay badda Atlantic-kada. Bill Walker oo ah ninka ...
Read More »Haweenay saygeeda ku iibinaysa lacag dhan $20 kun oo doolar
Himilo FM – Haweenay u dhalatay dalka Jarmalka ayaa qaaday tallaabo dhalisay dood xooggan kaddib markii ay soo bandhigtay in laga iibsado ninkeeda sida uu ku soo waramayo wargeyska “The Sun” ee dalka Ingiriiska. Haweenayda ayaa sheegtay inay ka quusatay ...
Read More »Haweenay carqaladeysay aroos iyadoo sheeganaysa inay tahay xaaska arooska
Himilo FM – Dalka Kenya, aroos ka dhacayay Nakuru ayaa isu badalay fowdo kaddib markii haweenay 21 jir ah ay si xoog ah ku soo gashay xafladda iyadoo sheeganaysa inay tahay xaaska arooska. Xafladda arooska waxaa loo dhigayay Deniis Kinyanjui ...
Read More »Vietnam: Daanyeerada oo loo cuno sababo caafimaad!
Himilo FM – Booliiska dalka Vietnam ayaa xeray 6 qofood oo lagu eedeeyay inay dileen nuuc kamid ah daanyeerada dalkaasi ee tirada yar iyaga oo toos ka ahaa shabakadda Facebook-ga. Ka ganacsiga daanyeerada waa wax caadi ka ah Vietnam halka ...
Read More »Wax ka ogow hab-nololeedyo kaa dhigi kara qof faraxsan!
Himilo FM – Khubaro ayaa daaha ka qaaday dhowr hab iyo tallaabooyin qofka ka dhigi kara mid faraxsan islamarkaana aan dareemin walwal iyo walaac badan. Haddii farxaddu tahay baahi kaa maqan oo aad daris la noqotay walwal, waxaa kugu filan ...
Read More »Hindiya: 65 jir dhashay cunuggeeda labaad
Haweenay u dhalatay dalka Hindiya ayaa sheegatay inay kamid tahay haweenka ugu da’da weyn caalamka ee dhala sida uu ku soo waramayo wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska. Wargeyska waxa uu tilmaamay in haweenaydan oo da’deedu tahay 65 jir inay ...
Read More »