Home / Madadaalo (page 32)

Madadaalo

18 sanno kahor ayuu u iibiyay hadiyad laakiin sanadkan ayay ka guddoontay!

Himilo FM – Haweenay u dhalatay Falasdiin ayaa guddoontay hadiyad uu saygeeda u iibiyay muddo 18 sanno kahor balse aysan u suura gelin inuu siiyo kaddib markii ay xereen booliiska Yahuuda sanadkii 2000. Camaad Alsafdaawi ayaa xaaskiisa u soo iibiyay ...

Read More »

Sawirro: Shimbirta ugu da’da weyn caalamka oo foolatay ukun!

Himilo FM – Shimbirta ugu da’da weyn caalamka ayaa mar kale dhigtay ama foolatay ukun iyadoo horay u dhigtay 30 ukun. Wisdom oo loola magac baxay shimbirtan islamarkaana kamid ah nuuca shimbiraha ee loo yaqaan “albatross” ayaa dhigtay ukun aqalkeeda ...

Read More »

Suudaan: Aroosyada oo laga mamnuucay in rasaas lagu mashxarado

Himilo FM –  Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa ansixiyay sharci wax ka badal ah oo noqonaya kii ugu horreeyay oo nuuciisa ah islamarkaana la xiriira hubka. Sharciga la meel mariyay waxa uu dhigayaa in 5 sanno oo xarig ah lagu xukumo ...

Read More »

La kulan 53 jirka la nool yaxaas muddo 20 sanno ah!

Himilo FM –  Kanathip Nathip waa 53 jir ku nool magaalada Phitsanulok ee dalka Thailand, kama uusan walwalin inuu albaabka gurigiisa xero markasta oo uu ka baxayo. Marwalba oo uu qof isku dayo inuu galo guriga si uu u dhaco ...

Read More »

Hindiya: Khatarta daanyeero loo caal waayay!

Himilo FM –  Xukuumadda Hindiya waxay wajahaysaa doorashooyin adag sannadka soo socda hase ahaatee waxaa marka hore looga baahan yahay inay la tacaasho arrin ka culus mucaaradka oo ah daanyeerada khatarta ku haya xarumaheeda magaalada New Delhi. Daanyeerada ayaa fowdo ...

Read More »

Fure-sireedyada loogu isticmaalka badnaa 2018 – Ha adeegsan marnaba

Himilo FM – Sannadkan dhammaadka ah, khubaro dhanka ammaanka ayaa liis ka soo saaray fure-sireedyada (Passwords) loogu isticmaalka badnaa kuwaasi oo ay habboon tahay inaad ka foggaato si aan xogtaada loo jabsan. Xogta fure-sireedyada ugu xun adduunka ee la adeegsado ...

Read More »

Ku guuleyso $100,000 haddii aad taleefankaaga ka maaranto sannad!

Himilo FM –  Shirakada Vitaminwater ayaa billowday tartan dadka ka qeybgalaya looga baahan yahay inay ka maarmi karaan taleefanadooda caaqilka ah iyo tablets-ka muddo sannad ah si qofkii ku guuleysta loogu abaal-mariyo 100 kun oo doolar. Waa arrin adag in ...

Read More »

Sacuudiga oo qareenada u oggolaaday xerashada jaakadaha u gaarka ah

Himilo FM – Sacuudiga ayaa lagu soo waramayaa inuu qareenada waajib uga dhigay inay xertaan jaakada u gaarka ah xirfadleydaasi, taasi oo kahor imaaneysa sharci hore oo ka mamnuucay qareenada qaadashada jaakadaha lagu yaqaan. Qareenada dalkan carbeed looma oggoleyn inay ...

Read More »

50 maalin ayuu u taagnaa dukaan jaceyl dartiis!

Himilo FM – Warbaahinta dalka Shiinaha ayaa soo warisay in nin dalkaasi u dhashay uu muddo 50 maalin ah ku sugayay dukaan buugaagta lagu iibiyo gabar riyadiisa ah. Ninkan oo lagu magacaabo Sun, waxa uu aaminsan yahay gabadha dukaanka uu ...

Read More »

Wax ka ogow wadamada ugu dadka dheer joog ahaan dunida

Himilo FM – Hiddo raaca iyo cunnada dheelitiran waxay ka mid yihiin waxyaabaha loo tiirinayo dhererka badan ee dadka ku dhaqan qaaradda Yurub, dadka ugu dheer dunida  joog ahaan waxay ku nool yihiin Netherland. Dhererka muwaadiniinta dalkan waxa uu gaaraa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan