Himilo – Wanka Ladoum waxaa dalka Senegal looga yaqaan Boqorka Idaha, wuxuuna astaan heybad iyo maalqabeenimo u yahay dadka dalkaas dhaca galbeedka Afrika halkaas oo qiimihiisu gaaray lacag dhan $85,000. Waxaa iska dhalay laba nooc oo ido ah oo la ...
Read More »Madadaalo
La kulan: Kalluunka ugu wayn caalamka
Himilo – Dadka ku nool jiinka wabiga Mekong ee dalka Cambodia ayaa soo dabay kalluun seynisyahannadu ku tilmaameen midkii ugu waynaa ee ebed laga dhex helo biyaha macaan, kaasi oo xogtiisa la keydiyo. Waxaa culeyskiisa uu gaarayaa 661 pound oo ...
Read More »Pakistan: Shacabka oo laga codsanayo inay dhimaan isticmaalka Shaaxa
Himilo – Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta Pakistaan ayaa shacabka ka dalbatay inay yareeyaan isticmaalka Shaaxa, si loo xasilliyo dhaqaalaha dalkaasi ee sabeynaya. Ahsan Iqbal, wasiirka wasaaraddaasi ayaa qaba in dadka oo maalinkii caba hal illaa laba koob oo shaax ah ...
Read More »La kulan – ninka marka uu seexanayo xirto Taayga suudka
Himilo – Bedir Akbulut oo u dhashay dalka Turkiga ayaa muddo 63 sanno ah aad u danaynaya inuu xirto taayga lagu xirto dharka isku-joogga ah maalin kasta, ilaa ay ka noqotay qayb ka mid ah shakhsiyadiisa. 70 jirkan wuxuu ku ...
Read More »Sheekada: Shimbir baraneysa sida derbiyada loo rinjiyeeyo
Himilo – Shimbir baqbaqaaq Afrikaan ah oo lagu magacaabo Echo ayaa dunida tusay in shimbiruhu ay sidoo kale noqon karaan rinjiyeyaal jooga Beerta Xayawaanka ee Maryland. Kooxda daryeelka safaaradda ee beerta xayawaanka ayaa tababaraya Echo isla markaana baraya sida wax ...
Read More »La kulan – Ninka teleefannada u dhaqda sida xoolaha
Himilo – Dadka qaar waxaa ku adag qaadashada labo moobil. Laakiin ninkan, wuxuu heystaa 1,000 telefoonada gacanta ah. Waxa yaabka leh ee qisadiisa ku jira waa inuu haddana maalin walba iibsado telefoon cusub oo hor leh. Ganacsade walba oo iibiya ...
Read More »Rakaab diyaaradeed oo argagaxay markii ay arkeen mas la saaran
Himilo – Diyaarad duulimaad gudaha ah ka sameysay Malaysia ayaa si deg deg ah u degtay kadib markii rakaabkii saarnaa diyaaradda ay arkeen mas kula dhex jira diyaaradda. AirAsia ayaa xaqiijisay in duulimaad oo ka yimid Kuala Lumpur kuna socday ...
Read More »Majaajiliste guri kula nool siddeed xaas
Himilo – Majaajiliste caan ah oo ku nool Thailand ayaa qabsaday baraha bulshada waddankiisa kaddib markii shaaca laga qaaday inuu hal guri nolol kula wadaago siddeed xaasas ah kuwaas oo dhamaantood ku qanacsan noloshiisa. Ong Dam Sorot wuxuu siddeediisa xaas ...
Read More »Sweden: Shirkad shaqaaleysiineysa Tuke-yaal
Himilo – Shirkad fashigeedu yahay dalka Sweden ayaa tuke-yaal u shaqaaleysiisay inay haraadiga sigaarka ka aruuriyaan waddooyinka magaalo xeebeedda Södertälje. Tuke-yaasha ayaa loo tababaray qaadidda qashinka, iyo geynta halka loogu tala-galay. Ujeedada laga leeyahay ayaa ah in la yareeyo qarashka ...
Read More »Thailand: Degmo qofka iska tallaala COVID-19 la siinayo sac
Himilo – Maamulka degmo ku taalla waqooyiga Thailand ayaa billaabay olole bakhtiyaa nasiib ah, kaas oo dadka laga tallaalo COVID-19 ay ku guuleysanayaan sac toddobaad kasta. Bulshada ku nool degmada Mae Chaem ee gobolka Chiang Mai ayaa nasiib u yeeshay ...
Read More »