Himilo – Isabelle Stedman, oo ka soo jeeda England waxay soddonkii sano ee la soo dhaafay baraneysay darawalnimo balse kuma aysan guuleysan inay ka gudubto tijaabada. 17 jirkeedii ayay bilowday isku hawlidda barashada wadida gawaarida, hase yeeshee wax horumar ah ...
Read More »Madadaalo
Shimbir labo qaaradood duulimaad ku martay
Himilo – Nooc ka mid ah shimbiraha kibilliyada ama fiidmeerta ayaa lagu soo bandhiyay magaalada Molgino oo ku taalla Russia. Sannadkii 2016, waxaa lagu ogaa harada Bedfont oo ku taalla dalka UK, Halkaas oo farraanti lagu aqoonsado loogula xiray xilligaas. ...
Read More »Makhaayad wayday shaqaale oo shaqaaleysiineysa Robotyo
Himilo – Makhaayadda Sugar Mediterranean Bistro oo ku taalla dalka Mareykanka aya barteeda facebook soo dhigtay muuqaal ay ciwaan uga dhigtay fiiri hawl wadeenadeena cusub. Muuqaalka waxaa ka muuqda rotob gudaha makhayaadda ka dhex shaqeynaya isla markaanna cunnada iyo cabbitaanada ...
Read More »Ireland oo ido u shaqaaleysiiyay soo helidda xabaalo qadiimi ah
Himilo – Xabaalo qadiimi ah ayaa laga helay gobolka Cork oo dhacda galbeedka Ireland kadib markii la shaqaaleysiiyay ido loogu tala galay inay helaan xabaalo qadiimi ah. Soo helidda halka ay ku yaalaan quruubaraha qadiimiga ah uma fududa dalalka. Waa ...
Read More »Gaariga ugu Foosha xun Dunida
Himilo — Carruurnimadiisa laga soo bilaabo wuxuu aad u jeclaa bir-socotada oo dhan oo baabuurtuna ay kaga jireen kaalmaha hore. Waxayna taasi kaga tagtay inuu is weydiiyo sabbata gaari walba dibadda loogu sameeyo oo aan gudaha mid lagu sameeyey loo ...
Read More »Sheekada Ninkii Saddex Xaas Mar-kaliya wada guursaday!
Himilo — Mohamed Ssemanda oo u dhashay dalka Uganda wuxuu ahaa 50 jir sannadkii 2018-ka markii uu qabsaday hadalheynta dalkiisa kaddib kolkii uu saddex haween ah ku guursaday madal qura iyo xaflad kaliya. Waayo ma uusan awoodin inuu midba gaarkeeda ...
Read More »Lammaane diiwaanka ku galay kala duwanaanta dhererkooda
Himilo – Jaceylka uu wehliyo calafka ayaa marar badan isku keena lammaaneyaal uusan qorshahu ugu jirin inay nolosha ku midoobaan. James iyo Chloe waa lammaane aqal galay sannadkii 2016. Guurkooda wuxuu ahaa mid hadal hayn badan ka dhex abuuran gudaha ...
Read More »Lammaane gacmaha isaga xirnaa 123 maalin oo la kala furay
Himilo – Alexandr Kudlay and Viktoria Pustovitova waa lammaane da’yar oo muddo sheeko wadaag ahaa kana soo jeeda dalka Ukraine. Lammaanahan ayaa bishii labaad ee sannadkan qaatay go’aan hadal hayn badan dhaliyay. Waxay isku raaceen inay gacmahooda isku katiinadeeyaan. Afar ...
Read More »Magaalo ku taalla Croatia oo guryaha lagu iibinayo wax ka yar hal dollar
Himilo – Magaalo ku taalla waqooyiga Croatia oo la yiraahdo Legrad waxaa guryaheeda lagu kala gadanayaa lacag ka yar hal doollar. Magaaladan oo mar aheyd midda ugu dadka badan waqooyiga ayaa muddo dheer wajahaysay hoos u dhac ku yimid dadka ...
Read More »14 June – Maalinta caalamiga ee dhiig-ku-deeqista
Himilo – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa ...
Read More »