Himilo – Jamhuuriyadda China waxay dhacdaa bariga Asia. Wadarta ballac dhuleedkeeda waa 9,596,960 km labo jibbaaran. Magaalo madaxda qaranka waa Beijing, Shanghai waa tan ugu weyn. Yuan ¥ waa lacagta rasmiga ee laga isticmaalo. Waxaa deris la ah ama soohdin ...
Read More »MAQAALO
Xaqiiqooyin ku saabsan Japan
Himilo – Japan waa jamhuuriyad jasiirad ah oo ku taalla bariga Asia. Badka dhulkeeda waa 377,915 km labo-jibbaaran. Waa hoyga 126.8 milyan oo qof. Caasimadda ugu dadka badan uguna wayn waa Tokyo. Lacagta rasmiga ah ee laga isticmaalo waxaa la ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan buurta ugu dheer dunida (Everest)
Himilo – Dhererka Everest waa 8,848 oo mitir, inkastoo weli muran yari ka jiro. Waxaa la cabbiray 1995-kii waana ka ilaa iyo hadda loo badan yahay isticmaalkiisa. Waxay ku taallaa Nepal dhanka koofureed ee xigta xadka China. Dawladda Nepal waxay ...
Read More »Dab-joogta: Noole noo garab lase dayaco!
Himilo – Dunida reer galbeedka dhaqashada xoolaha waxay u arkaan wax aan laga tagi karin, sidaa daraadeed waxay u sameeyeen dhul si gaar ah loo diyaariyey durdur iyo doog ah, waxaa u dheer daryeel, inagase sidaa cagsigeeda waxaan dhaqashada xoolaha ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan biyaha
Himilo – Waa dareere waxaase u dheer labo xaal oo kale. Waa noole bile aan laga maarmin. Waayidooda waxaa ku naf waaya kummannaan nafley ah. Waa dawada ugu horreysa uguna muhiimsan dunida. Waan ku abtirsannaa. Nolosha noolaha oo dhan ayaa ...
Read More »Wax-yaabaha sababa hoos u dhaca wax-soosaarka
Himilo – Hoos u dhaca cunno soo saaridda waa dhibaato dhab ah oo ku foolan dunida, siiba dalalka ka hooseeyaa saxaraha Africa. Yaraanta gasiinka soo go’a waxaa sababay oo gondaha gooyey saboolnimada –dakhli liita–, isbedelka cimilada, iyo asbaabo kale oo ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan nolosha
Himilo – Waxaa jira noole ka badan dadka dunida oo ku nool maqaarkaada Celcelis qofka waxa uu haam-haamsadaa noloshiisa 250,000 oo mar. 900 oo jeer ayuu is bedelaa maqaarka dadka mudada nolosha. 183,755,600 oo tallaabo ayuu qaadaa qofka celcelis noloshiisa. ...
Read More »Biya-dhaca marka ardayda la cadaadiyo
Himilo – Goobaha loo wax-barasho tago ee ka qeyb qaata korriimaha garaadka sida dugsiyada, jaamacadaha iyo iskuulada marka la joogo qaarkood ardayda dhigta kuma dhiirradaan inay soo jeedin sameeyaan, sababtoo ah waxay ka baqayaan inay ciqaab ku mutaan!. Tani waxay ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan Africa
Himilo – Xogta iyo xaqiiqooyinka ilaa hadda laga hayo Africa waa arrin xiisaheeda leh. Maxaad ka og tahay? waa guriga 54 dal, Waxaa mara labada dhul bare (Equator and Prime Meridian). Waxaa ku yaala meelaha ugu kulul caalamka. Balaca dhuleed ...
Read More »‘Beentu way duushaa, runtuna way dhutisaa’
Himilo – Dan keentaba wararka aan jirin ee la faafiyo way nala soo gu’ tirsadeen, marka aan dib u raadqaadno sooyaalka aadanaha waxaan ka heleynaa dhacdooyin been abuur ah (Fake News) oo dadweynaha lagu dhex faafiyay. Tusaale nool Ummunaa Caa’isha ...
Read More »