Home / Wararka (page 16)

Wararka

Askari toogtay gabar uu jeclaa oo diiday inuu guursado.

Muqdisho – Sarkaal boolis kaas oo ay u cuntami weyday in gabar uu jeclaa ay diiday ayaa go’aansaday inuu dilo. Simon Njoroge Njau oo dalka Kenya ku nool wuxuu la kulmay Anne Wanjohi, oo 23-jir ah. Labaduba waxay bilaabeen inay xiriir ...

Read More »

Nin is-gubay markii saf bangi uu ku dheeraaday!

Muqdisho – Nin ku nool dalka Australia ayaa malaayiin Doolar qasaariyay gudaha Bangiga kadib markii uu dab isku qabtay – waayo waxaa ku dheeraaday safka loogu jiro adeegga bangiga. 22-jirka lagu magacaabo Nur Islam oo ku nool Melbourne, wuxuu sugaalka ugu jiray ...

Read More »

Haweeney maqaayad ku dacwanaysa sababta dhimasho ee Eygeeda.

Muqdisho – Haweeney ayaa dacwad ka gudbinaysa maqaayad kadib markii eygeeda uu u dhintay shaah kulul oo uu ku gubtay. 58-jirta lagu magacaabo Deanna Salas-Solano oo ku nool Colorado ayaa dacwad u gudbisay maxkamadda Denver District Federal Court. Waxay raadinaysaa adduun dhan ...

Read More »

Gabar Jiir u karisay qoyska ay ku shaqeyso si ay kaga aarsato!

Muqdisho – Gabar da’yar oo ku nool dalka Benin ayaa laba jiir u dishay si ay bariis ugu kariso kadibna u siiso reerka kaabe shaqaalaheeda – waayo waxay doonaysay inay aargudato. 15-jirtan oo magaceeda lagu sheegay Felicia kuna nool Cotonou waxaa lagu ...

Read More »

Sida loogu aflaxay Mashruucii Ol’olaha Horumarinta Reer Miyiga.

Muqdisho – Guulaha ilaa iyo maanta muuqda ee dowladnimadii burburtay ee Soomaaliya laga dhaxlay waxaa had iyo jeer dib loogu celiyaa wax-qabadka Xukuumaddii Kacaanka ee Jaalle Siyaad Barre. Kahor af-ganbigii dhacay sanadkii 1969-kii, waddanka kama jirin horumar la taaban karo ...

Read More »

Jawaabtii Aung San Suu ee Xasuuqa Muslimiinta Rohingya oo dunida laga canbaareeyey

New York – Kadib toddobaadyo xiriir ah oo ay ka baaqsatay inay ka hadasho xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma, Aung San Suu Kyi waxay jeedisay khudbaddii ugu horreeyey oo la isku maandhaafay – taas oo ay canbaareeyeen madaxda caalamka, “Waxaan marar ...

Read More »

Facebook oo lagu eedeeyey in xasuuqa Muslimiinta Rohingya ku diidan tahay in lagu muujiyo barteeda.

Muqdisho – Geyfanayaasha iyo kooxaha xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeeyey facebook inay post-yadooda muujinaya xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya ka xayirtay, sidaas waxaa lagu yiri warbixin ay qortay The Daily Beast. “Waxaan ahay qof inta badan wax ka qora arrimaha ...

Read More »

Nin 145 Shahaado Jaamacadeed ah ku hantay muddo 30 sano ah.

Muqdisho – Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay 145 degree jaamacadeed ah 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Mana lahan qorshe uu ku joojiyo wax-barashada waqtiga nolosha uga dhiman. Safarka tacliintiisa wuxuu ku ...

Read More »

Aadaankii ugu horreeyey oo laga maqlay Qasriga Alhambra ee dalka Spain.

Madrid – Muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Aadaankii ugu horreeyey ee laga maqlo qasriga Alhambra Palace ayaa ku baahay baraha bulshada. Dhawaqan wuxuu yeeray 500 sano kadib markii Muslimiintu isaga baxeen dhulkii ay lahaayeen ee al-Andulus oo maanta loo yaqaan Spain. ...

Read More »

Thailand – Nin guursaday 120 xaasas

Muqdisho – Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas guursaday, dhalayna 28 carruur. Waxa qeyrul-caadiga ah waa in dhammaan xaasasku ay is wada garanayaan. Tambon Praset, guddoomiyaha degmada Phromee, gobalka Nakorn Nayok – ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan