Home / Wararka (page 24)

Wararka

Burkina Faso – Dhaxalkii Thomas Sankara iyo Maalmaheedii Dahabiga!

Muqdisho – Kadib ku nagaashaha xukunka dalkiisa Burkina Faso, halkan waxaa idin kugu soo gudbin karnaa guulihii uu ku hoggaamiyay wadankiisa muddadiisii afarta sano. Thomas Isidore Noël Sankara oo ifka joogay intii u dhaxaysay 21 December sanadkii 1949 ilaa 15 ...

Read More »

Qoys Cafis u fidiyay Dilaaga Aabahood.

Washington – Carruurta ninkii lagu toogtay muuqaal facebook toos ah ayaa cafiyay dilaaga – saacado kahor intaan lagu dhawaaqin inuu isagu is dilay. Steve Stephens, oo 37 jir ah, ayaa toogtay 74 jirka Robert Godwin oo ah aabe 10 carruur ...

Read More »

14 June – Maalinta Caalamiga ee Dhiig-ku-deeqista.

Muqdisho – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa ...

Read More »

Hallerbos – Keynta Buluugga ee Biljamka.

Muqdisho – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...

Read More »

Sirta Guusha dalka Japan

Muqdisho – Marka aad maqasho dalka Japan, durba waxaa kuu sawirma duni ku horumartay tiknoolojiyadda casriga ee maanta iyo dalka kamid ah kuwa ugu tunka weyn dhaqaalaha adduunka. Taasina ma ahan mid kugu cusub. Waayo ereyga Japan waxaad maqli jirtay ...

Read More »

Faallo: Saboolnimada iyo Siyaad-xumida.

Muqdisho – Mahadhada ay reebaan abaaraha dalka kusoo rakaadma tirsiga gu’yaalaha is xiga waxay noqdeen kuwa iska daba yimaada dhowr sano kadibba. Dadka oo u badan xoola-dhaqato iyo dalka oo jugraafi ahaan ku yaalla dhul ooma-soore ah ayaa abaaraha u ...

Read More »

Idaacadda Himilo oo qabanaysa Munaasabad lagu furayay tartan Quran Aqris.

Muqdisho – Munaasabad lagu furayay tartan Qur’an oo ay soo qaban qaabisay idaacadda Himilo ayaa lagu qabtay isla xarunta warbaahinta. Mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira lakabyada ugu sarreeya idaacadda, Jaamacadda Muqdisho; waalidiin iyo ardayda ka qeyb-gali doonta tartanka. Munaasabadda ...

Read More »

Magaalo iska diiday in sawirro lagu galo dhexdeeda – Quruxsanaanteeda awgeed!

Muqdisho – Dhacda buuraha Alpa una dhow kob-dalxiiseedka St. Moritz, Bergün/Bravuogn waa mid kamid ah xaafadaha buuraleyda kuwa ugu qurux badan ee qaaradda Yurub. Aad u qurux badan, oo dhabtii sawirrada laga qaaday ee lagu baahiyo baraha bulshada ay dad badan ka ...

Read More »

Ey saddex sano ah sugayay milkiilihiiisa aan soo noqon doonin!

Muqdisho – Ey yar ayaa dhalaaliyay qalbiyada malaayiin qof oo Kuuriyaan ah kadib markii warbaahintu kusoo warantay inuu muddo saddex sano ah sugayay milkiilihiisa maqan – ogaal la’aan inuusan soo laaban doonin. Dhowr sano kahor, haweeney da’ ah oo ku ...

Read More »

Warbixin ku saabsan Subaca iyo Soomaalida – Bisha Ramadaan.

Muqdisho – Dhawaqa aad maqlaysaan waa hooris Subac oo ay wada aqrinayaan cutub ka kooban labood da’yar iyo da’dhexaad ah kaas oo habeen kasta oo bisha Soon-qaad katirsan ka dhaca xaafad kamid ah degmada Wadajir ee gobalka Banadir. Waxaana cutubkaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan