Home / Wararka (page 39)

Wararka

Dhabbaha Jaceylka – Tunnel of Love

Muqdisho – Dhabbaha Jaceylka waa marin dhabbe-bireed qurux badan oo ku yaalla magaalada Klevan ee dalka Ukraine. Waxaa dhex-mara waddo Tariin oo barabaxan fogaan dhan saddex kilomitir oo ku dhamaada bartanka warshad sameysa biraha iyo fiilooyinka. Roorku ama tariinku wuxuu ...

Read More »

Sidee Islaamku ugu faafay Hindiya?

Muqdisho – Maanta, dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Aasiya ee Hindiya, Pakistan iyo Bangladesh, waxaa ku nool wax ka badan 500 oo malyuun oo Muslimiin ah—taas oo ka dhigan mid kamid ah goobaha ugu badan ee Muslimiinta dunida kaga nool ...

Read More »

Suuqa Siinaay – Seyladda qudaarta

Muqdisho – Aragtida ganacsiga Suuqyada waaweyn ee maanta ugu caansan magaalada Muqdisho sida Bakaaraha iyo Suuq-Bacaad—markaad muggooda iyo muuqaalkooda ku dheygagto—ha qaayibin inay jiilka maanta ah ku da’aad yihiin. Micno malahan intay ballaar iyo baaxad isku darsadeen—ama ay tiigsimaad u ...

Read More »

Marka uu macalinku sababsado geerida ardaygiisa

Nairobi – Gabar yar ayaa ku dhimatay sababta macalimaddeeda aan dhimirsiga lahayn iyo wax-ma-garato ku fasal ahaa gudaha Kenya. Joy Wangari, oo 10-sano jir ah, waxaa la garaacay ilaa dhimashadeeda kadib markii baraheeda ay amartay in ardaydu dhangadeeyaan waayo waxay ...

Read More »

Ka badan Samafal: maal-qabeen lacagta arooska gabadhiisa guryo ugu dhisay dad sabool ah

Muqdisho – Ajay Munot, oo ah ganacsade maal-qabeen ah oo ku nool Maharashtra, India ayaa dhawaantan guryo u dhisay qoysas sabool ah halkii uu xaflad iyo damaashaad ugu sameyn lahaa arooska gabadhiisa. Munot ayaa qorsheynayay inuu ku bixiyo arooska inantiisa adduun ...

Read More »

Yaab: Bangi la yiraahdo Grade Bank oo laga furay Shiinaha!

Muqdisho – Haddii aad maqli jirteen bangi bixiya amaah lacageed; dul-saar iyo dul-saar la’aanba, bangi ku yaalla Shiinaha ayaa bixinaya buundooyin amaah ah – dadaal lagu doonayo in lagu yareeyo cadaadiska ay ardayda Shiineeska ahi kala kulmaan diyaarinta imtixaannada dugsiyadooda. ...

Read More »

Marka uu maal-qabeenku lacagtiisa ku labisto!

Muqdisho – Michael Andile Dlamini, oo ah maalqabeen dhiryaqaan ah oo kasoo jeeda Nongoma, Koofur Africa ayaa noqday in loogu yeero ‘Mzimb’okhalimali’ – Jirka ku lamaanan lacagta, kadib markii uu bilaabay xirashada lacag nool oo kamid ah lacagta Rand ee laga isticmaalo ...

Read More »

Gabdho 28-sano kadib waalidkooda la midoobay

Muqdisho – Hooyo iyo labadeeda gabdhood oo weynaaday ayaa isla ilmeeyay markii ay nolosha ku midoobeen 28 sanadood kadib markii ay kala irdhoobeen. Nasiib-darro, gabdhuhu ma awoodin inay arkaan aabahood maadaama uu mar hore geeriyooday. Hooyada oo 72s sano jirta ...

Read More »

Marka uu Jiirku wax xado

Muqdisho – Milkiilaha baqaar ku yaalla Shiinaha kaas oo Jiir ku qabtay isaga oo bariis ka xadaya ayaa xirxiray kadibna ku bahilay dadweynaha hortooda – taas waa sida loo qoray war ay baahisay warbaahinta gudaha ah ee Shiinaha, marka loo ...

Read More »

Ol’ole loogu magac-daray ‘La cab shaah qof Muslim ah’ oo ka socda Kanada

Toronto – Ol’ole cusub oo dadka loogu yeerayo inay la shaahaan kanala hadlaan qof Muslim ah diinta Islaamka iyo aragtida sirgaxan ee dadka reer Yurub ka qabaan ayaa guulo la taaban karo kasoo hoynaya guud ahaan dalka Kanada – halkaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan