Aaladaha bulshadu ku badan yihiin isticmaalkooda sida Facebook ayaa muhiimad u leh in badan oo kamid ah dadka isticmaala, iyadoo ay jiraan sababo kala gedisan oo dadkaa ay u isticmaalaan. Inbadan oo kamid ah da’yarta soo kaceysa ayaa toddobaadkan mareegaha ...
Read More »Wararka
Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka
Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Read More »Dalxiisayaal u ugaarsaday Libaax badeed si ay sawir ula galaan
Xayawaanka Libaax badeedka waa mid kamid ah xayawaanada ugu halista badan ee badda ku jira, walow markaan uu ugaar u noqday dalxiisayaal aan dan weyn kasii laheyn laftiisa. Waayihii danbe waxaa isa soo tarayay ugaarsiga dadku ay u geystaan xoolaha ...
Read More »Belgium oo guul taarikhi ah gaartay xilli Iceland iyo Hungary ay isku garab dhaceen
Xulka qaranka Belgium ayaa kaddib bilow liita la cayaaray kulan xiisahiisa watay xulka Ireland, cayaar ka dhacday gegada Matmut Atlantique. Qeybtii koowaad ee cayaarta barbaro goolal la’aan ah ayaa lagu kala baxay, hayeeshee daqiiqaddii saddexaad ee qeybta labaad Romelu Lukaku ayaa hogaanka ...
Read More »Darawal baxsad ka ahaa Askarta oo gaarigii uu kaxeynayay la galay waddo dhulka hoos marta
27 jir watay gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa loo dhigay xabsiga kaddib markii uu ku guuldareystay in gaariga uu u kaxeeyo si degenaan ah isagoo ku socdaalayay waddo weyn oo kaxeynta xawaaraha sare laga mamnuucay. Booliska ayaa gaariga u ...
Read More »Talyaaniga oo garaacay Sweden si wareega xiga ee tartanka Euro uu isaga xaadiriyo
Xulalka Talyaaniga iyo Sweden ayaa isku farasaaray gegada Stadium Municipal cayaar ay u soo daawasho tageen 30,000 oo taageere dhexdhexaadiyana uu ka ahaa garsoore Viktor Kassai oo u dhashay dalka Hungary. Cayaarta ka dhacday magaaladda Toulouse waxay qeybtii hore kusoo idlaatay barbaro ...
Read More »Dhageyso: Beegsiga roobka iyo dhibaatooyinka u dheer barakacayaasha Badbaado + Sawirro
Badbaado, waa magaca xero barakacayaal oo ku taalla degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Aasaaska xerada waxaa ku lug laheyd dowladdii hore ee Soomaaliya kaddib abaarihii ku dhuftay goboladda dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya sanadkii 2011. Xerada ayaa iminka hoy u ...
Read More »Ingiriiska oo waqtigii dheeriga kala dhantaalay Wales
Xulka qaranka Ingiriiska ayaa kulan xiiso gaar ah xanbaarsan bugcadda Stade Bollaert-Delelis kula cayaaray xulka ay xifiltamaan ee Wales, kulan ay u soo xaadireen 35,000 oo taageere. Gareth Bale ayaa gool dhallinta bilaabay isagoo daqiiqaddii 42aad hogaanka u dhiibay Wales oo ...
Read More »