Home / Wararka (page 64)

Wararka

Joogteynta cabidda Kofeega oo kahor tagta noocyo kamid ah Kansarka

Sida ay baahisay hey’adda QM u qaabilsan caafimaadka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO u cabista Kofeega si joogto ah ayaa kahor tagta Kansarka ku dhaca beerka iyo kan beegsada uur ku jirta. IARC oo WHO u qaabilsan baaridda Kansarka ...

Read More »

Nepal: 68 jir ku laabtay barashada cilmiga si uu u dhameeyo dugsiga sare

Durga Kami waa 68 jir u dhashay dalka Nepal, wuxuuna ina tusiyay in barashada cilmiga ay tahay arrin qof walba u furan oo aan da’ gooni ah iyo jinsi toona ku xirneyn. Wuxuu iminka ku laabtay dugsiga sare si uu ...

Read More »

Slovakia oo feenatay xulka jamaahiirtooda laga yaaban yahay ee Russia

Xulka qaranka Slovakia ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Russia oo ay ku wada jiraan Group B. Cayaarta oo ka dhacday gegada Stade Pierre-Mauroy waxaa u soo daawasho tegay 38,989 taageere waxaana dhexdhexaadiye ka ahaa garsoore Damir Skomina oo u dhashay dalka ...

Read More »

Kulamada furitaanka horyaalka Ingiriiska ee xagaaga soo aadan oo la baahiyay

Premier League kooxda hanatay ee Leicester City ayaa kulankeeda u horeeya ee horyaalka xilli cayaareedka soo aadan ku beegan kooxda heerka hoose kasoo dalacday ee Hull City. Dawacooyinka ayaa 10 dhibcood oo nadiif ah ku xaqiijiyay hanashada horyaalka xagaagii tegay, ...

Read More »

Xulka Croatia oo ka tallaabsaday dhigooda Turkiga + Sawirro

Xulalka Turkiga iyo Croatia ayaa kulan ka tirsan Group D ku cayaaray bugcadda Parc des Princes, iyadoo kulanka ay u soo daawasho tageen 43,842 taageere. Qaranka Turkida cayaartoydii metelaysay ayaa u muuqday kuwo fursad ab uuris badan oo dhowr jeer ayay ku ...

Read More »

Pirlo oo bilaabay barashada luuqadda Ingiriiska

Andre Pirlo ayaa ka nasanaya horyaalka MLS iyo ka maqnaanshiyaha xulkiisa Talyaaniga ee qeybta ka ah tartanka qaramada qaaradda Yurub. Pirlo oo ah halyeey qadka dhexe ka cayaara ayaa jeclaan lahaa inuu metelo xulkiisa Talyaaniga hayeeshee macallin Antonio Conte ayaa ...

Read More »

Taageerayaasha Ruushka oo feer iyo laad garoonka uga saaray kuwa Ingiriiska kaddib kulankii xalay + Sawirro

Xulalka Ingiriiska iyo Ruushka ayaa ku wada cayaaray bugcadda Stade Velodrome kulankii ugu xiisaha badnaa kulamada ilaa iminka laga cayaaray tartanka qaramada qaaradda Yurub. Inkastoo kubad sareysa oo weerar iyo rogaal celis ku dhisan taageerayaashuna jecleysteen ay labada xul soo ...

Read More »

Ruushka oo taako u dhigay Ingiriiska iyo natiijooyinka kulamaddii maanta ilaa caawa laga cayaaray Euro 2016

Xulka qaranka Ingiriiska ayaa kulan cayaareed xiiso badan ka hor tegay dhigiisa Ruushka oo Group B ay kawada tirsan yihiin. Kulanka oo ka dhacay gegada Stade Velodrome  waxaa u soo daawasho tegay 60,000 oo taageere, waxaana dhexdhexaadiye ka ahaa garsooraha ...

Read More »

Kooxda Elman oo saxiixyadii u horeeyay ee xagaaga sameysay

Kooxaha heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya xilli cayaareedka 2016-2017 oo bilo yar ay naga xigaan. Kooxda kubadda cagta Elman oo ah mid kamid ah kooxaha taariikhda ugu guulaha badan horyaalka ayaa xagaagii idlaaday ku dhameysatay booska 7aad ee ...

Read More »

Ibrahimovic, Pogba iyo wiilasha Euro 2016 qeybta ka ah ee kooxaha EPL-ka diiradda u saaran + Sawirro

Waxaa si habsami la’ u soconaya koobka qaramada qaaradda Yurub oo lagu cayaarayo dalka Faransiiska oo taariikhda markii saddexaad marti gelinaya. Waxaan eegi doonaa toban cayaaryahan oo tartankan ka qeybgalaya oo diiradda u saaran kooxaha ka cayaaraha horyaalka Ingiriiska ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan