Home / Wararka (page 88)

Wararka

Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

Xulka qaranka labaatan jirada Soomaaliya ayaa maanta ka anbabaxay gegada Aden Cadde si ay u gaaraan dalka Itoobiya oo ay ku soo dheeli doonaan kulan ka tirsan isreebreebka qaramada Afrika ee labaatan jirada. Cayaartoy da’yar oo badan ayaa qaranka metelaya ...

Read More »

Hordhaca kulanka ay wada dheelayaan Heegan iyo Gaadiidka

Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Gaadiidka ayaa kulan xiiso badan ku balansan galabta gegada Banaadir Stadium. Heegan waa kooxda horyaalka daafacaneysa, waxayna dooneysaa inay guul ka gaarto dhigeeda Gaadiidka. Heegan ayaana ku riyaaqeysa guushii taariikhiga aheyd oo toddobaadkii tegay ay ...

Read More »

Elman oo ku durdurisay dhigeeda Signjet kulan horyaalka Soomaaliya ka tirsanaa

kooxda kubadda cagta Elman ayaa si awood ku dheehan tahay dhabanada ugu dhufatay dhigeeda Signjet oo kulan horyaalka Soomaaliya ka tirsan ay ku wada dheeleen gegada Banaadir Stadium. Goolal ka kala yimid  Axmed Dahir Baariyoow iyo C/laahi Nur Agoogo ayay ...

Read More »

Elman iyo Signjet oo galabta ku balansan horyaalka Soomaaliya

Kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka heerka koowaad ayaa galabta gegada Banaadir Stadium ku dhexmari doona kooxaha Elman iyo Signjet. Labadan kooxood ayaa indhaha ku haya sidii ay guulo u gaari lahaayeen oo dhibcaha kulanka galabta ay u heli ...

Read More »

Somali Fruit oo u awood sheegatay Gantaalaha Afgooye

kulankii 4aad oo horyaalka heerka labaad ayaa lagu dheelay gegada Banaadir Stadium markii ay fooda isdareen kooxaha Somali Fruit iyo Gantaalaha Afgooye. Cayaarta oo mid hal dhinac ah u muuqatay waxaa gool dhallinta bilaabay daqiiqaddii saddexaadba cayaartoyga lanbarka siddeedaad u ...

Read More »

Tababaraha Uruguay oo la dhacsan weeraryahankiisa Luis Suarez

Tababaraha qaranka Uruguay Oscar Tabarez ayaa ku tilmaamay qaramada Latin Amerika inaanay heysan cayaaryahan u dhigma Luis Suarez. Uruguay ayuu dib ugu soo laabtay Suarez isagoo ganaax ku maqnaa tan iyo koobkii adduunka, markaas oo uu qaniinay Giorgio Chiellini. Kulankii Brazil ay ...

Read More »

Daawo Sawiradda: Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadiyay kulan uu goob joog ka ahaa madaxweynaha FIFA

Gabon ayaa galbeedka dalkeeda gegada ku taal ku soo dhaweysay Sierra Leone oo ay ku tartamayeen isreebreebka koobka qaramada Afrika. Cayaartan waxaa u soo daawasho tegay oo gegada FranceVille ku sugnaa madaxweynaha Gabon Ali Bongo Ondimba, Madaxweynaha cusub ee FIFA Gianni Infantino iyo ...

Read More »

Horseed oo guul dirqi ah ka gaartay FC Muqdisho

Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa kulan xiiso badan la dheeshay dhigeeda FC Muqdisho oo ay isku arkeen kulamadda 13aad ee horyaalka Soomaaliya. Cayaarta ayaa ku bilaabatay qaab weerar iyo weerar celis ku dhisan, iyadoo labada kooxood ay u muuqdeen kuwo ...

Read More »

Banaadir FC oo la cayaari doonta Al Beder

Si habsami la’ toddobaad bilowgan waxaa gegada Banaadir Stadium looga cayaari doonaa horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya. Inkastoo Isniin ilaa Jimco la dheelo horyaalka heerka koowaad, maalmaha Sabtida iyo Axadda waxaa la cayaari doonaa horyaalka heerka labaad. Horyaalka heerka labaad ...

Read More »

Dekedda oo markale guuldarro baday Saxafi

Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa 4-1 ku dharbaaxday Saxafi oo ay isku arkeen kulan ka tirsanaa horyaalka Soomaaliya oo ka dhacay gegada Banaadir. Chebuse Simons iyo Cabdi Kariin qubaaye ayaa labo gool Dekedda u dhaliyay daqiiqadihii 12aad iyo 23aad ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan