Home / 2019 / March (page 6)

Monthly Archives: March 2019

Paris Saint-Germain oo afar xiddig kooxda ka direysa xagaagan

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarinayaan in xiddigaha Gianluigi Buffon, Thiago Silva, Dani Alves and Julian Draxler ay xagaagan ka diraan kooxda. Buffon oo 41 jir ayaa u muuqda in qandaraaskiisa kooxda uu dhacayo xagaagan laakiin ...

Read More »

Xavi oo dhaliilay tirada xulalka ka qeyb galaya koobka adduunka Qatar

Himilo FM –Halyeyga Spain ahna safiirka koobka adduunka ee caalamka 2022 ee Xavi ayaa rumeysan in 48 xul oo ka ciyaaraya dhacdada koobka adduunka ee Qatar aysan noqon doonin mid wacan. Sannadkii 2017, hay’adda kubadda cagta ee FIFA ayaa u ...

Read More »

Hindiya: Dhimashada nin loo abuurayay timo oo dhalisay walaac badan

Himilo FM –Nin u dhashay dalka Hindiya ayaa geeriyooday kaddib markii uu maray howlgal caafimaad oo loogu beerayay timo sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Shrawan Kumar Choudhary oo 43 jir ah ayaa dhintay kaddib markii uu galay howlgal socday ...

Read More »

Intee ayay la egtahay farxadda dadka reer Jarmal?

Himilo FM –Seddex meelood labo meel dadka Jarmalka oo la wareystay kahor maalinta farxadda adduunka ayaa sheegay inay yihiin dad faraxsan sida lagu xusay cod bixin si wadajir ah u sameeyeen YouGov iyo machadka SINUS Institute. 66% dadka la wareystay ...

Read More »

Sahan: Magaalooyinka ugu qaalisan iyo kuwa ugu jaban xagga nolosha

Himilo FM –Magaalooyinka Paris, Hong Kong iyo Singapore ayaa safka hore ka soo galay liiska magaalooyinka ugu qaalisan caalamka. Waa markii ugu horreysay oo ay seddex magaalo qeybsadaan kaalinta ugu horreysa ee sahanka sanadlaha ah ee uu sameeyo Economist muddo ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 15aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 14aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 13aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Haweenay 6 cunug ku dhashay sagaal daqiiqo gudaheed!

Himilo FM –Haweenay Mareykan ah ayaa lix cunug ku dhashay muddo sagaal daqiiqo ah isbitaalka The Woman’s Hospital of Texas‎ ee dalka Mareykanka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Tailama Tachaka ayaa dhashay lix cunug oo labo kamid ah yihiin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan