Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Arsenal iyo Man Utd oo ku dagaalamaya xiddig u ciyaara AS Roma
Himilo FM –Sida laga soo xigtay wargeyska Talyaaniga Corriere Dello Sport, AS Roma ayaa diyaar u ah inay iibiso xiddigooda Cengiz Under. 21-jirkan ayaa bartilmaameed u ahaa kooxaha Premier League ee Manchester United iyo Arsenal. Xiddiga reer Turkiga ayaa ahaa ...
Read More »Philippines: 1500 diin oo looga tagay garoon diyaaradeed!
Himilo FM –Booliiska dalka Philippines ayaa gacanta ku dhigay 1500 diin ama diidiin nool oo looga tagay garoonka magaalada Manila. Xamaalatadan ayaa laga helay afar boorso oo waaweyn iyadoo la rumeysan yahay in la doonayay in lagu iibiyo lacag dhan ...
Read More »Loftus-Cheek “Safka Chelsea waxay aqbaleen raali gelinta Kepa Arrizabalaga.”
Himilo FM –Ruben Loftus-Cheek ayaa sheegay in Chelsea ay dooneyso inay horay u dhaqaaqdo kaddib markii Kepa Arrizabalaga uu diiday in la bedelo finalkii EFL Cup. Arrizabalaga ayaa laga ganaaxay mushaarka toddobaad, waxaana laga saaray kulankii Tottenham Hotspur kaddib markii ...
Read More »American Airlines oo raali gelin ka bixisay haweenay lagu faquuqay maqaarkeeda
Himilo FM –Shirkada American Airlines ayaa raali gelin ka bixisay tallaabo uu mid kamid ah shaqaalaheeda kaga saaray diyaarada haweenay iyo cunuggeeda sabab la xiriirta midabka maqaarkooda. Warbaahinta Fox News ayaa ka soo xigatay shirkada inay ka xun tahay falka ...
Read More »Maxay tahay sababta cunug yar oo dhashay loogu bixiyay “cunuggii madaxa adkaa”
Himilo FM –Sawir laga soo qaaday cunug ku dhashay isbitaal ku yaalla Vietnam ayaa qabsaday baraha bulshada iyadoo sawirka uu muujinayo cunugga yar oo ku dheggan dhaqtar ilbiriqsiyo kaddib markii uu ku soo biiray dunida. Sida laga soo xigtay wargeyska ...
Read More »3 xiddig oo ay Liverpool waajib ku tahay inay iibiyaan fasalka danbe
Himilo FM –Kooxda Liverpool ayaa ku dhibtootay kulamadii ugu danbeeyay, waxayna ku guuldareysteen in ay gool dhaliyaan laba ka mid ah seddexdii kulan ee ugu danbeysay oo ay wajaheen kooxaha Man Utd iyo Bayern. Kooxda tababare Klopp ayaa tartan adag ...
Read More »Juventus oo diiradda saaraysa keenidda tababare Jurgen Klopp
Himilo FM – Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay tababaraha Liverpool Jurgen Klopp in uu yahay beddelka macquulka ah ee Massimiliano Allegri. Waxaa jirta talo soo jeedin tan iyo billowgii sannadkan 2019-ka, Allegri ayaa laga yaabaa in uu ...
Read More »Garsoore amray in la xero 14 macallin oo ay isku qabteen garoon salax ah!
Himilo FM – Golaha garsoorayaasha iyo dacwad oogayasha Turkiga ayaa furay baaritaan la xiriira xarigga 14 macallin oo uu amray garsoore sida laga soo xigtay wargeyska maalinlaha ah ee Hürriyet. Wargeyska ayaa sheegay in baaritaan lagu sameynayo amar uu bixiyay ...
Read More »Sabab la xiriirta midabka maqaarkooda ayaa looga reebay diyaarad!
Himilo FM – Jordan Felix oo ah haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa raacday diyaarad hase ahaatee waxay la kulantay xaalad dullinimo ah oo noqotay tii ugu adkeyd nolosheeda. Wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa qoray in Jordan raacday diyaarad ...
Read More »