Home / 2019 (page 111)

Yearly Archives: 2019

La kulan – laacibkii ugu horreeyay ee seddex gool ka dhaliya Stadium Muqdisho

Himilo FM – Maxamed Ismaaciil Cali oo ku caan baxay Siteey waxa uu ku dhashay magaalada Cadan ee dalka Yeman  sannadkii 1961-kii. Maxamed waxa uu ahaa nin aad u jecel waxabarashada inkastoo ugu danbeyn uu ka gaaray illaa iyo heerka ...

Read More »

Turkiga oo shaqo abuur u sameynaya 2.5 Milyan oo qofood

Himilo FM –Iyadoo xal loo raadinayo shaqo la’aanta Turkiga, waxay xukuumadda Ankara qaaday barnaamijyo lagula tacaalayo dhibaatada oo la dhaqan geliyay sannadkii 2017. Barnaamijyadda oo ka kooban dhowr qeybood islamarkaana uu ku baaqay madaxweyne Ordogan ayaa hadda u muuqda inay ...

Read More »

Carwo Islaami ah oo lagu soo bandhigayo inka badan 3 Milyan oo kutub

Himilo FM –Carwada buugaagta islaamiga ah ee dalka Indonesia ayaa soo dhaweynaysa dadka jecel kutubada sannadkii 18aad oo xiriir ah. 213 shirkadood oo wax daabaca ayaa la filayaa inay ka qeybgalaan carwada lagu qabanayo magaalada Jakarta iyaga oo soo bandhigaya ...

Read More »

Arsenal oo Liverpool kula biirtay tartanka loogu jira Piotr Zielinski

Himilo FM –Kooxa Arsenal ayaa Liverpool kula biirtay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe ee Napoli Piotr Zielinski. Zielinski ayaa muddo dheer lala xiriirinayay in uu u dhaqaaqayo Liverpool, taasi oo la rumeysan yahay inay isku dayay inay la soo ...

Read More »

Caano nuuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo laga saaray isbitaal

Himilo FM –Caano nuug wiil ah oo ku dhashay culeys dhan 268 garaam ayaa laga saaray isbitaal ku yaalla jabaan, waxaana la aaminsan yahay inuu yahay cunuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo dhan. Waxaa loo dhaliyay wiilka habka deg degga ...

Read More »

Nin loo maxkamadeynayo shilimaad uu ku tuuray matoorka diyaarad!

Himilo FM –Shirkada Lucky Air ayaa dacweynaysa nin u dhashay Shiinaha kaddib markii uu dhowr shilin oo ah lacagta Yuan-ka uu ku tuuray matoorka diyaarad rakaab ah si uu u tijaabiyo nasiibkiisa wanaagan ee safarka. Ninka 29 jirka ah oo ...

Read More »

Madaxa horyaalka La Liga oo hoos u dhigay ku biiristiisa Premier League

Himilo FM –Madaxweynaha La Liga Javier Tebas ayaa biyo qabow ku shubay wararka sheegaya in uu ka tagi karo booskiisa shaqo ee La Liga  si uu ugu biiro Premier League. Wargeyska The Times ayaa Isbuucii la soo dhaafay waxa uu ...

Read More »

Man United iyo Chelsea oo si wadajir ah ugu dagaalamaya kabtanka Milan

Himilo FM –Manchester United iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarinayaan kabtanka AC Milan Alessio Romagnoli xagaagan. Romagnoli oo 24 sanno jir ah ayaa Milan kaga soo biiray Roma sannadkii 2015, waxaana uu u saftay 150 kulan tartamada ...

Read More »

Haweenay si arxan darro ah uga aarsatay ninkeeda oo jeclaaday gabar yar

Himilo FM –Haweenay ka soo jeeda Shiinaha ayaa si bahdilnimo ah uga aarsatay ninkeeda iyo haweenay u jeclaa kaddib markay ku xertay geed ku yaalla meel bannaan ah iyaga oo qaawan. Sida uu ku soo waramayo wargeyska Mirror ee dalka ...

Read More »

Xog ku saabsan xasuuqii Khojaly ee Armenia

Himilo FM –Waxay ahayd 27 sanno kahor maanta oo kale markii 613 qofood lagu dilay magaalada Khojaly oo katirsan gobalka Upper Karabakh ee dalka Armenia. Dadka rayidka ahaa waxaa si arxan darro ah u laayay ciidamada Armenia sida laga soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan