Himilo FM –Xaalad layaab leh oo noqonaysa middii ugu horreysay ee taariikhda diyaaradaha ayaa qabsatay diyaarada shirkada Jet 2 oo ku socotay Spain. Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa ku soo waramaysa in diyaarada Jet 2 oo ka duushay Glasgow inay si ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Sanchez “Pogba waxa uu kooxda siiyay kalsooni badan.”
Himilo FM – Weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez ayaa soo jeediyay in loo baahan yahay in Paul Pogba laga ciyaarsiiyo khadka dhexe si uu u soo saaro qaab ciyaareedkiisa ugu fiican. Pogba ayaa ahaa mid muujinaya wax fiican tan iyo ...
Read More »11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska
Himilo FM – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. ...
Read More »Barcelona oo u dhaqaaqday Mendy
Himilo FM – Barcelona ayaa u aqoonsatay Ferdin Mendy in uu yahay bartilmaameedkooda koowaad ee diirada u saaran inay soo qaataan daafaca biddix xagaaga. Jordi Alba waa dooqa koowaad ee daafaca biddix ee Barcelona xilligan, laacibka reer Spain ayaa shaqo ...
Read More »Nin lagu xukumay 8 sanno oo xarig ah markii uu liqay faraanti dhayman ah!
Himilo FM – Dalka Turkiga, nin u dhashay Ireland ayaa lagu xukumay 8 sanno iyo 9 billood oo xarig ah kaddib markii uu isku dayay inuu xado faraanti dhayman ah oo ku kacaya qiimo dhan 40 Kun oo doolar. Ian ...
Read More »Chelsea oo dooneysa weeraryahan da’yar ah oo katirsan Everton
Himilo FM – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay dalab 80 milyan oo ginni ah dul dhigtay weeraryahanka reer Brazil Richarlison, iyadoo ay xiiseyneyaan kooxo badan oo yurub ah. 21 jirkan ayaa si wacan uga dhex muuqday Toffees isagoo dhaliyay ...
Read More »Sacuudiga: Hay’ad samafal oo aqbalaysa tabarucaadka timaha
Himilo FM –Hay’ad samafal oo ku taalla Sacuudiga ayaa aqbashay dadaal loogu tabarucayo timaha haweenka iyadoo looga dan leeyahay in lagu taageero dhibanayaasha kansarka gaar ahaan nuuca ku dhaca naasaha. Hay’ada samafalka Sahra ee ka shaqeysa caawinta dhibanayaasha cudurka Kansarka ...
Read More »Hernandez: “ laba sanno kahor ayaan iska diiday inaan ku biiro Real Madrid.”
Himilo FM –Daafaca Atletico Madrid Luicas Hernandez ayaa shaaca ka qaaday inuu diiday inuu u dhaqaaqo kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid, wareysi uu siiyay Diario AS ayuu ku sheegay. Xiddiga reer France ayaa wargeyska u sheegay in dalab ay ...
Read More »Man Utd oo u dhaqaaqday laacib lagu qiimeeyo 80 Milyan
Himilo FM –Waxay u muuqataa in kooxda Premier League ka dhisan ee Manchester United ay isha ku heyso xilli ciyaareedka soo aadan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Lyon Tanguy Ndombele xagaaga suuqa kala iibsiga. Spurs ayaa aheyd kuwii ugu horreeyay ee ...
Read More »Ingiriiska: Bilyuneer doonaya buur uu iibsado!
Himilo FM –Haddii ay jirto buur aad leedahay oo aad dooneyso inaad iibiso, waxaad heshiis la gali kartaa bilyuneer doonaya buur uu iibsado isaga oo ku sawiraya wajiyada qoyskiisa. Bogga HushHush.com ee ka shaqeeya hantida guryaha lagu raaxeysto ayaa daaha ...
Read More »