Himilo FM –Madaxa shirkada Apple Tim Cook ayaa sheegay in shirkada dhimayso kharashaadka ascaarta taleefanka Iphone-ka meelo badan oo dunida ah si loo dhiira geliyo heerka wax iibsiga. Faa’iidada ka soo xaroota taleefanka Iphone-ka oo ah halka ugu badan oo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Sarri: “haddii uu Hazard doonayo ka tegista Chelsea waa uu bixi karaa.”
Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in Eden Hazard uu xor u yahay ka tagista kooxda haddii uu doonayo laakiin tababaraha Talyaaniga ayaa rajeynaya in weeraryahankan uu sii joogo Stamford Bridge. Hazard ayaa lala xiriirinayay in uu u dhaqaaqayo Real ...
Read More »Haweenay kelideeda ugu deeqday dhibane aysan aqoon!
Himilo FM –Haweenay ku jirta da’da soddomeeyada ayaa ugu deeqday mid kamid ah kelyaheeda qof aysan aqoon oo ay ka fariisteen kelyaha. Kayleigh Wakeling ayaa lagu soo waramayaa inay ku aragtay Facebook-ga dhigaal ama qoraal tilmaamay in Kelyaha Louise ay ...
Read More »10 kun oo Euro ayaa lagu siinayaa haddii aad degayso magaaladan!
Himilo FM –Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala Talyaaniga ayaa wajahaya dad yari, waxayna tani ku qasbeysaa maamulka maxaliga ah inay dadka u sheegaan lacago badan oo loo siinayo abaal marin haddii ay dagayaan magaalada. Sida warbaahinta CNN-ka soo warisay ...
Read More »Real Madrid oo u weecatay bedelka Karim Benzema
Himilo FM –Kooxda Real Madrid ayaa soo bandhigtay xiisha ay u qabto weeraryahanka Benfica Luka Jovic. Karim Benzema ayaa haatan ah weeraryahanka koowaad ee weerarka ka ciyaara ee garoonka Bernabeu, laakiin xiddiga reer France ayay haatan da’diisu tahay 31 jir, ...
Read More »Q. 1aad : Taariikhda kubadda cagta Soomaaliya 1935-1960
Himilo FM –Kubadda cagta waa mid kamid ah noocyada cayaaraha ee sida weyn loo xiiseeyo, dadka jecel kubadda cagta ayaa lagu sheegaa 4 Bilyan oo ruux marka loo eego dadka ku nool dacalada dunida oo lagu qiyaaso 7.7 Bilyan, taasi ...
Read More »Haweenay faraanti ka maqnaa 12 sanno ka heshay meel aysan ka fileyn!
Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa muddo 12 sanno ah raadinaysay faraanti kalumay oo ay mar danbe ka heshay meel aysan ka filaneyn. Ebiegal Tombson oo ah 20 jir ku taqasustay isqurxinta ayaa weysay faraanti u ahaa xusuus ...
Read More »Mareykanka: Haweenay muddo seddex maalin ku xanibneyd wiish
Himilo FM –Haweenay ayaa la soo badbaadiyay kaddib markay muddo seddex maalin ah ku xanibantay wiishka guri uu leeyahay nin bilyuneer ah oo ay u shaqeynaysay. Marites Fortaliza oo da’deedu tahay 53 jir ayaa lagu soo waramayaa inay gashay wiishka ...
Read More »La kulan – ninka beeray 5 Milyan oo geed!
Himilo FM – Vishweshwar Dutt waxa uu dhintay 18-kii bishan Janaayo hase ahaatee xusuustiisa kama guuri doonto dadkii uu la noolaa iyaga oo ula baxay “ Ninkii geedaha Uttarakhan” Waxa uu ahaa nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka oo abuuray 5 ...
Read More »PSG oo Chelsea ku garaacday saxiixa Leandro Paredes
Himilo FM – Chelsea ayaa lala xiriiriyay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Zenit Leandro Paredes laakiin xiddiga reer Argentine waxa uu door bidiyay inuu ku biiro Paris Saint-Germain. Paris Saint-Germain ayaa dhameystirtay saxiixa Leandro Paredes kaddib markii ay Chelsea ku garaacday ...
Read More »