Yearly Archives: 2019
Wax ka ogow garoonka diyaaradeed ee ugu mashquulka badan caalamka
Himilo FM – Garoonka magaalada Dubai ayaa noqday mar kale midka ugu mashquulka badan caalamka ee lagu safro. Maamulka garoonka Dubai ayaa sheegay maanta oo isniin ah inay qaabileen inka badan 89 Milyan oo rakaab ah sannadkii 2018 marka loo ...
Read More »Adrien Rabiot oo iska diiday u dhaqaaqista kooxda Tottenham Hotspur
Himilo FM –Xiddiga khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Adrien Rabiot ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday fursad uu ugu biirayo Tottenham Hotspur isagoo doonaya inuu u ciyaaro Liverpool. 23 jirkan ayaa doorbidayay Reds xagaagii lasoo dhaafay, waxaana sidoo kale lagu ...
Read More »Turkiga oo lagu maxkamadeynayo nin laqay faraanti dhayman ah!
Himilo FM –Nin u dhashay dalka Ireland oo dhawaan laqay faraanti dhayman ah ayaa u sheegay dacwad oogayaasha in uusan oggeyn inuu yahay qofka falkaasi sameeyay sababtoo ah buu yiri waan ku indho sarcaaday quruxda faraantiga. Ian Campbell oo ku ...
Read More »Haweenay 81 jir ah oo dib u heshay hooyadeed muddo 60 sanno kaddib!
Himilo FM –Muddo 60 sanno ah oo ay raadinaysay hooyadeed kaddib, waxay Eileen Macken oo 81 jir ah nasiib u yeelatay inay hesho hooyada dhashay oo 103 jir ah. Eileen ayaa cabirtay sida ay ugu faraxday aragtida hooyadeed oo ay ...
Read More »Lucas Vazquez “ Waan ku guuleysan karnaa horyaalka La Liga.”
Himilo FM – Ciyaaryahanka Real Madrid Lucas Vazquez ayaa ku adkeysanaya in kooxdiisa ay weli ku guuleysan karto horyaalka Spain islamarkaana Benzema uu yahay weeraryahanka ugu fiican adduunka. Xiddiga reer France ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankii ay 4-2 ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Kas-wadaag
Maqal:- Barnaamijka bandhiga dhaqaalaha
David Luiz oo aqbalay heshiis muddo kordhinta Chelsea
Himilo FM – Daafaca Chelsea David Luiz ayaa lagu soo waramayaa in uu aqbalay qandaraas kordhin hal sanno ah oo uu u saxiixayo naadiga Blues. Luiz ayaa la filayaa in uu heshiiskiisa haatan ee Stamford Bridge uu dhacayo dhammaadka xilli ...
Read More »Ingiriiska oo laga mamnuucayo shabakadaha xiriirka bulshada
Himilo FM – Shabakadaha xiriirka bulshada ayaa laga yaabaa in laga mamnuuco Ingiriiska haddii aysan waxba ka qaban inay ka saaraan markasta waxyaabaha la soo dhigo ee khatarta ah sida uu sheegay xoghayaha caafimaadka dalkaasi. Wasiirka ayaa goor sii horreysay ...
Read More »