Himilo FM – Alvaro Morata ayaa tijaabada caafimaadka u maray Atletico Madrid ka hor inta uusan ka dhaqaaqin Chelsea. Morata ayaa dhaliyay 24 gool 72 kulan oo uu u saftay Chelsea tan iyo markii uu yimid Real Madrid 2017. 26 ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Xaaskiisa ayuu dacweeyay markay diiday inay qeybsadaan kharash ay ku cunteeyeen!
Himilo FM –Nin aad u careysan ayaa wacay booliiska isaga oo ku dacweynaya xaaskiisa kaddib markii ay diiday inay kala qeybsadaan kharashka cunto ay cuneen. Booliiska magaalada Sydney ayaa helay wicitaan uga yimid taleefanka xaaladaha deg degga ah ee tirsigiisu ...
Read More »Baaritaan: Isbadalka cimilada oo saameyn ku leh dhalashada lab iyo dhedig!
Himilo FM –Saynisyahano katirsan machadka Hugai ee dalka Jabaan ayaa shaaciyay in isbadalada iyo musiibooyinka xagga cimilada inay saameyn ku leeyihiin dhalashada carruurta iyadoo wiilasha yihiin kuwa ugu nugul. Sida laga soo xigtay baarayaasha, duruufaha cimilada ee xun ayaa saameeyay ...
Read More »Arsenal oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqday Ivan Perisic
Himilo FM –Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayday la soo wareegitaanka weeraryahanka Inter Milan Ivan Perisic. Perisic, oo 29 sanno jir ah, ayaa qandaraas shan sanno ah u saxiixay Inter 2017, waxaana bilihii lasoo dhaafay si dhaw loola ...
Read More »Shiinaha oo ceebeynaya dadka deymaha lagu leeyahay!
Himilo FM –Maamulka gobalka Hebei ee dalka Shiinaha ayaa sameeyay barnaamij ku shaqeynaya taleefanada kaasi oo u oggolaanaya dadka adeegsada inay oggaadaan haddii uu ka ag dhaw yahay qof deymeysan si ay warbixin uga gudbiyaan ama ugu yaraan u ceebeeyaan. ...
Read More »Waa maxay sababta uu Man Utd u seegay daafaca Juventus Benatia?
Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayday la soo saxiixashada daafaca kooxda Juventus Medhi Benatia, waxayna ku dhawaadeen inay la saxiixdaan isaga maalmihii lasoo dhaafay. Sport Italia ayaa ku warameysa in United ay Benatia ku bixineyso ...
Read More »QM oo markii ugu horreysay maalin gaar ah u asteysay waxbarashada
Himilo FM – 3 bishii December, sannadkii hore golaha ammaanka ee jamciyadda qurumaha ka dhaxaysa waxay go’aansadeen in sannadka kasta 24 Janaayo loo gaar yeelo wayneynta waxbarashada wixii hadda ka danbeeya. Markii ugu horreysay 24-kii bishan ayaa si wada jir ...
Read More »Gabdho timo-jarid ku mutay mahad-celin qaran!
Himilo FM – Jyoti Kumari, iyo walaasheed Neha muddo afar sano ah waxaa lagu tirinayay ragga!. Midi waxay jirtaa 18 midda kalana 16, waxay ka soo jeedaan gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya (India). Taniyo sannadkii 2014-kii waxay ka shaqeynayeen ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Haweenkeenna
Lamaane $136 ku iibsaday cunug ay dhaleen!
Himilo FM – Labo haween ah iyo seddax rag ah ayaa lagu xiray magaalada Sharjah ee dalka Imaaraadka Carabta kaddib markii lagu helay inay si sharci darro ah ku kala iibsadeen dhalaan yar. Haweeneyda cunugga dhashay oo ka soo jeeda ...
Read More »