Home / 2019 (page 13)

Yearly Archives: 2019

Talyaaniga: Duq magaalo oo gabbaad siinaya bisadaha barakaca ah!

Himilo- Duqa magaalo kamid ah magaalooyinka dhaca waqooyiga Talyaaniga ayaa go’aansaday in uu gabbaad siiyo 20 bisad oo barakac ah si dadweynaha looga ilaaliyo culeyska bisadaha. Marco Pacini ayaa ah duqa magaalada Bagno di Romagna ee dhacda waqooyiga Talyaaniga, isaga ...

Read More »

Arsenal oo laga yaabo inay ceyriso Emery dhammaadka toddobaadkan

Himilo- Unai Emery ayaa waayi doono booskiisa tababare haddii Arsenal ay ku guuldareysato inay badiso labadooda kulan ee soo aadan ee ay la ciyaarayaan Eintracht Frankfurt iyo Norwich City. Gunners ayaan guul gaarin lixdii kulan ee ugu dambeysay tartamada oo ...

Read More »

Wakiilka Leroy Sane oo la kulmay Bayern Munich

HImilo- Kooxda Bayern Munich ayaa wadahadalo la yeelatay wakiilka Leroy Sane iyadoo kooxda ka ciyaarta Bundesliga ay isku deyeyso inay baabi’iso heshiiska weeraryahanka ee Manchester City. Sane ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu u wareegayo Allianz Arena inta lagu guda ...

Read More »

Hindiya: Bukaan laga saaray kelli culeyskeedu yahay 7.4kg

Himilo- Dhaqaatiir ku dhaqan dalka Hindiya ayaa ku guuleystay inay bukaan ka saaraan kelli culeyskeedu yahay 7.4kg oo u dhiganta miisaanka labo carruur oo dhawaan dhalad ah. Inta badan, culeyska kellida ayaa u dhaxeeya 120 illaa 150 garaam. Waxay aaminsan ...

Read More »

Daraasad: Mushaarka haweenayda la qabo ayaa dhibaato ku keeni kara qoyska

Himilo- Dalal badan, haweenka ayaa ka qeyb gala nolosha siyaasadda iyo midda dhaqaalaha iyaga oo ka shaqeeya dhinacyo kala duwan. Dalalka qaar, waxay jaggooyin sare ka qabtaan shirkadaha, wasaaradaha iyo dowladda. Sidaasi oo ay tahay, daraasad cusub ayaa daaha ka ...

Read More »

Arsenal oo ka cabsi qabta in xiddigo waaweyn ka tagaan

Himilo- Madaxda kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay muujiyeen cabsi ay ka qabaan in Alexandre Lacazette iyo Pierre-Emerick Aubameyang ay kooxda ka tagi doonaan hadii Unai Emery uu sii wato shaqada xilli ciyaareedka soo socda. Waxaa la sheegay in ...

Read More »

Tababaraha Real Madrid oo jacayl u qaba Mbappe

Himilo- Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa qirtay inuu aad u jecel yahay Kylian Mbappe iyadoo ay jiraan warar xan ah oo sheegaya in weeraryahanka Paris Saint-Germain uu u dhaqaaqayo Bernabeu xagaaga soo socda. Wararka ayaa sheegaya in Mbappe uu ...

Read More »

Maxaa loo calaanjiyaa xanjada cuntada kaddib?

Himilo- Seynisyahano daraaseeyay baaritaanno socday 50 sanno ayaa sheegay inay habboon tahay in qofka uu calaanjiyo xanjada aan laheyn sokorta si uu uga fogaado suuska ilkaha. Daraasadda ayaa daaha ka qaaday in calaanjinta xanjada aan macaanka laheyn inay yareyso khatarta ...

Read More »

Ogow sababaha rag badan ku riixaya guurka labaad

Himilo- Bogga Lolwot aya qoray qaar kamid ah sababaha ragga ku riixaya inay khiyaano ku sameeyaan xaasaskooda. Qoddobada ayaa badankood ku saleysan ficillada ka yimaada xaasaska ee aan farxad gelin raggooda islamarkaana ka dhigaysa inay raadiyaan gabbaad kale. 1) Maseerka ...

Read More »

David Moyes oo qarka u saaran dib ugu laabashada koox uu horay u soo maamulay

Himilo- David Moyes ayaa  u muuqdo inuu yahay ninka ugu cadcad ee ka bedelaya Marco shaqada Everton. Ka dib guuldaradii 2-0 ee Sabtidii ka soo gaartay Norwich City, Toffees ayaa ku jirta booska 15aad ee kala sarreynta Premier League, taasoo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan