Home / 2019 (page 130)

Yearly Archives: 2019

Arsenal oo dooneysa daafaca kooxda Real Betis

Himilo FM Arsenal ayaa xaqiijisay in daafaca Real Betis Aissa Mandi inuu yahay bartilmaameedkeeda suuqa kala iibsiga. Gunners ayaa rajeyneysa inay xoojiso daafaceeda  inta lagu jiro suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo, xilli ay ka dhaawacmeen Rob Holding iyo Hector ...

Read More »

Neymar oo laga yaabo in uu seego kulamada wareegga 16ka Champions League

Himilo FM Neymar ayaa laga yaabaa in uu seego kulamada wareegga 16ka Champions League oo ay Paris St Germain ay la ciyaarayaan Manchester United  kaddib markii uu ku soo laabtay dhaawac lugta ah. Weeraryahankan ayaa dhaawac kaga baxay xerada Coupe ...

Read More »

Man Utd oo dib ugu soo laabatay xiisaha Perisic

Himilo FM – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay xiiso u qabto Ivan Perisic kaddib markii ay oggaadeen in Inter Milan diyaar u tahay inay iibiso garabkan. Jose Mourinho ayaa isku dayay inuu la soo saxiixdo xiddiga reer Croatia ...

Read More »

Maqaal- Natiijooyinka caafimaad ee laga dhaxlo guurka da’yarta

Taranka bini’aadamka iyo kobaciisa si uu u camiro dhulka uguna hirgaliyo akhlaaqda iyo dabeecadaha suuban ayaa ah udub dhexaadka ujeedooyinka uu bini’aadamka uu u joogo dhulka , si tarankaas uu uga hufnaado wax walbo oo dhaawacaya hadafka taranka iyo qaababkiisa. ...

Read More »

Ruushka oo dadkiisa da’da ah baraya sida loo isticmaalo internet-ka

Himilo FM – Xubin kamid ah baarlamaanka dalka Ruushka ayaa xukuumadda dalkaasi u gudbiyay aragtida ah in la furo telefishin dadka howlgabka ah iyo kuwa da’da ah lagu barayo sida loo adeegsado Internet-ka. Waxa uu tilmaamay mas’uulka sida loogu baahan ...

Read More »

Pakistaan: Ninka ugu dheer oo ka cabanaya jaceyl la’aan heysata!

Himilo FM –Zia Rashid waxa uu haystaa sumadda qofka ugu dheer dalka Pakistan, dhererkiisu waa 2.43 Mitir waxa uu 3 taako ka gaaban yahay Robert Pershing ninka ugu dheer dunida, sidaa darteed waxa uu noqonayaa musharaxa kobaad ee booska ku ...

Read More »

Man City oo dagaal adag kala kulmi karta Real Madrid saxiixa Dybala

Himilo FM – Manchester City ayaa tartan adag kala kulmi doonta Real Madrid si ay u la saxiixato Paulo Dybala xagaagaan, sida ay sheegayaan wararku. The Sun ayaa werisay  in City ay dooneyso u dhaqaaqitaanka xiddiga reer Argentine iyagoo doonaya ...

Read More »

Maqal:- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

WhatsApp oo xadidaya farriimaha lagu wadaago

Himilo FM – WhatsApp ayaa hoos u dhigaya inta jeer ee qof uu farriin diri karo isaga oo adeegsanaya shabakadda laga bilaabo maanta oo talaado ah. Waxay tani imaaneysaa iyadoo shabakadda farriimaha lagu wadaago ee caanka ah dooneyso inay la ...

Read More »

Prince Boateng “waa ii farxad in wiilasheydu u ciyaaraan Barcelona iyo Bayern.”

Himilo FM – Prince Oppong Boateng oo ah aabaha dhalay Kevin-Prince Boateng ayaa sheegay in uu faraxsan yahay kaddib markii wiilkiisa uu ku biiray FC Barcelona. 31 jirkan ayaa dhameystiray u dhaqaaqitaanka kooxda Catalan kaddib ammaah uu ku qaadanayo illaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan