Home / 2019 (page 132)

Yearly Archives: 2019

Khatarta cuntada la boobsiiyo oo laga digayo!

Himilo FM – Baaritaano caafimaad ayaa muujiyay khatarta laga dhaxli karo cuntada sida boobsiiska ama sida dhaqsida ah loo cunno iyadoo khubarada iyo dhaqaatiirta xaqiijiyeen sida ay muhiim u tahay in si hagaagsan loo qaato cuntada. Sababaha qofka ku keeni ...

Read More »

Maqal:- Barnaamijka Kas-wadaag 18 01 2019

Read More »

Arsenal oo bartilmaameed ka dhiganaysa Lozano

Himilo FM – Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay doonayso  saxiixa weeraryahanka PSV Eindhoven xiddiga lagu magacaabo Hirving Lozano. Lozano ayaa qeyb ka ahaa xulkii Mexico ee koobkii dunida 2018 ee ka dhacay Russia, laacibkaan ayaa dhaliyay 15 gool ...

Read More »

Ninka ugu da’da weyn caalamka oo geeriyooday

Himilo FM – Ninka ugu da’da weyn caalamka ayaa ku dhintay waqooyiga dalka Japaan maanta oo Axad ah, sida laga soo xigtay qoyskiisa. Waxa uu qoyska sheegay in Masazo Nonaka uu saacadihii hore ee saakay uu ku dhintay Ashoro oo ...

Read More »

Shiinaha : Shaqaale lagu ciqaabay inay ku guur-guurtaan wadada!

Himilo FM – Shirkad ku taalla gobalka Shandong ee dalka Shiinaha ayaa lagu dhaleeceeyay inay lix kamid ah shaqaalaheeda ku qasabtay inay ku guur-guurtaan wado iyadoo ciqaab looga dhigayo inaysan xaqiijin heerka iibinta ee shirkada ay tiigsaneysay. Tallaabadan bahdilka ah ...

Read More »

Sanchez: Man Utd waa inay u mahad celisaa Ole Gunnar Solskjaer

Himilo FM – Alexis Sanchez ayaa u sheegay Man Utd  in naqshadda ku dhisan weerarka iyo daafaca kooxda ay ugu mahad celiyaan Ole Gunnar Solskjaer inkastoo uu laacibka ku adkeystay in ciyaaryahanadu ay yihiin kuwa isku mid ah marka loo ...

Read More »

Chelsea oo ku dhaw inay la soo wareegto Leandro Paredes

Himilo FM – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaw dahay  dhameystirka saxiixa labada ciyaaryahan ee khadka dhexe ee Zenit St Petersburg Leandro Paredes iyo weeraryahanka Juventus Gonzalo Higuain. Blues ayaa la filayaa inay dhameystirto heshiiskii amaahda ahaa ee ...

Read More »

Trent Alexander-Arnold oo Kordhiyay joogistiisa Liverpool

Himilo FM – Daafaca Liverpool Trent Alexander-Arnold ayaa qandaraas cusub oo muddo dheer ah u saxiixay kooxda hoggaanka u heysa Premier League. Alexander-Arnold, oo yimid da’yarta  Liverpool isagoo 6 jir ah kahor inta uusan ku bilaaban kulankiisii ​​ugu horreeyay  bishii ...

Read More »

La kulan – Tima jaraha 6 jirka ah ee u xiira haweenka!

Himilo FM – Muuqaal lagu baahiyay shabakadaha Internet-ka ayaa muujiyay tima jaraha ugu da’da yar caalamka oo dhan isaga oo timaha ka jaraya haween. Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in waalidiinta wiilka yar ee 6 jirka ah inay bareen xirfadda ...

Read More »

Baaritaan: Bunka oo sii dabar go’aya caalamka oo dhan

Himilo FM – Jaridda keymaha iyo isbadalka cimilada ayaa ka dhigaya bunka la isticmaalo mid sii dhammaanaya iyadoo laga baqdin qabo in la waayo miraha bunka oo si weyn loogu tiirsan yahay. Warbixin cusub ayaa tilmaamtay in 60% bunka ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan