Himilo FM – Barcelona ayaa miisaameysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud kaasi oo qandaraaskiisa uu dhacayo xagaagan, sida ay qortay Diario Sport. Giroud ayaa ku biiray Chelsea bishii Janaayo 2018 laakiin wuxuu keliya ku soo billowday 12 kulan ...
Read More »Yearly Archives: 2019
La kulan – Wasiirka 44 jirka ah ee u fariisanaya imtixaanka dugsiga sare
Himilo FM – Wasiir katirsan dowladda koonfurta Suudaan ayaa rajeynaya inuu rumeeyo riyo ka dib dhacday isaga oo kamid ah boqolaal arday oo u fariistay imtixaanka dugsiga sare ee dalkaasi. Abraham Majak Makur oo ah wasiirka wadooyinka iyo dib u ...
Read More »Dhaqaalaha Jarmalka oo sameeyay koriimadii ugu hooseysay muddo 5 sanno ah
Himilo FM –Dhaqaalaha dalka Jarmalka ayaa kobcay 1.5% sannadkii hore, waa heerkii ugu hooseeyay ee koriimo uu sameeyo tan iyo sannadkii 2013 sida laga soo xigtay xoggaha cusub ee dowladda. Tirakoobyada ayaa muujiyay in dalka ugu dhaqaalaha xooggan Yurub ee ...
Read More »Pele “Mbappe waxa uu noqon karaa Pele-ga cusub”
Himilo FM – Halyeyga Brazil Pele ayaa Kylian Mbappe u rajeeyay in uu gaari karo sida isaga oo kale. Pele ayaa loo tixgeliyaa mid kamid ah kuwii ugu wanaagsanaa ee soo mara dunida xagga kubadda cagta,waxa uu ku guuleystay seddex ...
Read More »Maqaayad ganaaxaysa macaamiisheeda soo reeba cuntada!
Himilo FM – Maqaayad ku taalla Imaaraadka Carabta ayaa ganaaxaysa macaamiisha ka cunteysa ee aan dhammeyn cuntada loogu keeno dalabka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Bogga Time Out Dubai ayaa tilmaamay in maqaayadda Gulou Hotpot inay ganaax saarayso macaamiisheeda ...
Read More »Barcelona oo u dhaqaaqday weeraryahan u ciyaara Tottenham Hotspur
Himilo FM – Kooxda Barcelona ayaa diiradda saareysa Weeraryahanka Tottenham Hotspur Fernando Llorente. Kooxda reer Catalan ayaa lagu soo waramayaa inay suuqa ugu jirto weeraryahan cusub bisha Janaayo halka Alvaro Morata lala xiriirinayo in uu u wareegayo Camp Nou. Si ...
Read More »Sawirro: Ninka qaata keliya dharka leh midabka jaalaha!
Himilo FM – Ma u maleynaysaa inaad xeran karto dhar leh midabka jaalaha muddo 35 sanno ah, sidaasi waxaa sameeyay Abou Zakkour oo da’diisu tahay 68 jir deggan magaalada Aleppo ee dalka Syria. Sheekadan ninkan oo dadka ula baxeen “ ...
Read More »Haweenay aan maqli kerin keliya codka ragga!
Himilo FM – Haweenay u dhalatay dalka Shiinaha ayaa laga helay xannuun ku dhaca maqalka oo naadir ah kaasi oo qofka ka dhigaya inuusan maqli karin codadka hoose gaar ahaan codka ragga. Warbaahinta Shiinaha ayaa qortay in haweenayda oo ka ...
Read More »Ingiriiska oo ka maarmaya gaadiidka hawada wasaqeeya sannadka 2040
Himilo FM – Ingiriiska ayaa maanta oo isniin ah ballan qaaday inuu ka hortagayo wasaqda hawada isaga oo ka dejinaya sharci cusub oo la xiriira tayada hawada oo kharash badan uu ku baxayo. Xukuumadda Ingiriiska ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay ...
Read More »Dybala “Waxaan jeclaan lahaa in aan mar kale la ciyaaro Pogba”
Himilo FM – Paulo Dybala ayaa qirtay in uu jeclaan lahaa in uu mar kale ka garab ciyaaro Paul Pogba. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Pogba ayaa wakhti la qaatay Dybala xilli ciyaareedkii 2015-16 kahor inta uusan xiddiga reer ...
Read More »