Himilo FM – Dadka Turkida ayaa noqday dadka ugu shaah cabista badan caalamka sida lagu sheegay xog cusub oo ku saabsan shaaha iyo sida shucuubta dunida ugu tiirsan yihiin. Waxaa lagu xusay xogta in qofka Turkiga ah inuu cabbo 1300 ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Barcelona oo tartan kula jirta kooxda Napoli raadinta Lozano
Himilo FM – Barcelona ayaa diyaar u ah inay Napoli kula dagaalanto laacibka PSV Eindhoven iyo xulka Mexico garabka ugu ciyaara ee Hirving ‘Chucky’ Lozano. Napoli ayaa ceyrsanaysay Lozano isbuucayadii la soo dhaafay, waxaana lagu soo waramayaa inay diyaar u ...
Read More »Lo’ laga keenay Yurub oo caanaheeda lagu iibiyo Muqdisho!
Himilo FM – In wax la hindiso waxaa ka horreysa inay jirto baahi loo qabo waxa la rabo in lagu soo kordhiyo bulshadda, taas oo u baahan fikir qoto dheer iyo baaritaan xooggan. Ma’aha wax fudud inaad hesho fikrad hirgaleysa ...
Read More »Taariikhda: Garsooraha heerka caalami ee Suleymaan Sh Bashiir
Himilo FM – Suleymaan Bashiir Cabdi waxa uu ku dhashay dagmada Shibis ee gobalka Banaadir sannadkii 1988-dii, waxa uu dugsiga Qur’aanka ku dhameeyay isla dagmadaasi. Markii uu dhameystay dugsiga waxa uu ku biiray dusgiga Mujamac isaga oo halkaasi ku dhameeyay ...
Read More »Saaxiibkeeda ayaa jirdilay markii ay badashay sawir u saarnaa Facebook-ga
Himilo FM – Gabar u dhalatay dalka Ingiriiska oo ka soo jeeda magaalada Liverpool ayaa daaha ka qaaday sheeko ku saabsan jirdil xooggan oo uu u geystay nin ay wada socdeen kaddib markii ay badashay sawir labadooda ah oo u ...
Read More »La kulan – Haweenayda xanaaneysa 140 bisadood!
Himilo FM – Huda Bushahda oo da’deedu tahay afartameeyo ayaa tan iyo muddo 5 sanno ah waxay xanaaneynaysaa 140 bisad oo kula nool gurigeeda. Markaad ku socoto guriga Huda waxaad wadada ku arkaysaa boqolaal bisad oo ku nool hoyga haweenayda ...
Read More »Maxay Macedonia u badalaysaa magaca qaranka dalkaasi?
Himilo FM – Baarlamaanka Macedonia ayaa ansixiyay sharci wax ka badal ku sameynaya magaca dalkaasi oo loo badalayo jamhuuriyadda Macedonia. Ra’iisul wasaare Zoran Zaev ayaa si dirqi ah ku xaqiijiyay seddex meelood labo meel codadka uu u baahnaa si loo ...
Read More »Liverpool oo u weecatay laacib ka ciyaara dalka Austria
Himilo FM – Kooxda Liverpool ayaa la soo warinayaa inay xiiseyneyso saxiixa Red Bull Salzburg weerarka ugu ciyaara ee Munas Dabbur. 26 jirkan ayaa ku biiray Salzburg isaga oo ka soo dhaqaaqay Grasshopper 2016, waxa uu dhaliyay 55 gool 110 ...
Read More »Dhaqtar hurday isaga oo qaliin ku jira oo la boggaadiyay
Himilo FM – Nin u dhashay dalka Shiinaha oo qaliinka sameeya ayaa hurday isaga oo ku jira howlgal qaliin bukaan, waxaana sawir muujinaya arrintaasi uu ku baahay baraha bulshadda. Waxaa ka muuqda sawirka Luo Shanpeng oo ka shaqeeya isbitaalka People’s ...
Read More »Wax ka ogow baasaboorada ugu awoodda badan caalamka
Himilo FM – Baasaboorka dalka Jabaan ayaa noqday midka ugu horreeya caalamka oo dhan iyadoo suura gal u tahay qofka heysta inuu tagi karo 190 dal isaga oo aan qaadan dal-ku-gal sida laga soo xigtay hay’adda Henley. Singapoor iyo koonfur ...
Read More »