Home / 2019 (page 16)

Yearly Archives: 2019

Austria oo u beddalaysa gurigii uu ku dhashay Hitler xarun booliis

Himilo- Xukuumadda Austria ayaa go’aansatay in guriga uu ku dhashay Adolf Hitler loo beddalo xarun booliis kaddib muddo dhowr sanno ah oo ay taagneyd dood xagga sharciga ah. Wasaaradda arrimaha gudaha Austria ayaa sheegtay in guriga laga dhigi doono xarun ...

Read More »

Wax ka ogow dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka

Himilo- Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka, kuwa ugu murugta badan sannadka dhammaadka ah ee 2019. Sida ku xusan warbixinta Gallup 2019 Global Emotions Report, dadka Armenia ayaa noqday kuwa ugu carrada ama xanaaqa ...

Read More »

20 November- – Maalinta Caalamiga ee Carruurta

Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...

Read More »

Chelsea oo kula biirtay Liverpool iyo Napoli loolanka loogu Sander Berge

Himilo- Waxaa jira tartan adag oo loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Genk Sander Berge iyadoo Chelsea ay kula biirtay Liverpool iyo Napoli tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe. 21-jirkan ayaa qaab ciyaareed qatar ah ku soo qaatay qadka dhexe ...

Read More »

Maktabaduhu kaalin ceynkee ah ayay ka qaataan kobaca iyo aqoonta qofka?

Himilo- Aqris waxaa lagu qeexaa howl maskaxda qofka ay qabato oo ay u fasirto erayada ama calaamadaha oo aqriyuhu indhihiisa ku arkayo, isaga oo isku xiraya khibradiisa iyo waxa uu arkayo kadibna u abuurta macno. Aqoontu waa midda muujisa qofka ...

Read More »

Per Mertesacker “Waa jeclaan lahaa inaa dib ula midoobo Mikel Arteta.”

Himilo- Kabtankii hore ee kooxda Arsenal Per Mertesacker ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Mikel Arteta oo noqonaya tababaaha xiga ee kooxda iyadoo la isla dhexmarayay mustaqbalka tababaraha haatan shaqada haya ee Unai Emery. Waxaa  saaran cadaadis badan ka ...

Read More »

Mareykanka: Gabar xafladeeda arooska lagu geeyay gaari dab damis ah!

Himilo- Waxay noqotay dhacdo aan marnaba la illoobi karin markii kooxda dab damiska ay faro-gelin ku sameeyeen wakhtiga ugu habboon si ay u caawiyaan gabar aroos ahayd oo ku xannibantay saxmad wadooyinka ah. Sida uu qoray wargeyska Daily Mail, koox ...

Read More »

19 November – Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha

Himilo- Taniyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. Wadajir ...

Read More »

Man United oo kalsooni ku qabta sii haysashada Tahith Chong

Himilo- Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay weli kalsooni ku qabto inay awoodi doonaan inay sii hayaan adeega Tahith Chong. In kasta oo xidiga ka soo baxay akadeemiga si weyn looga qadariyo garoonka Old Trafford, ninka reer Dutch waxaa ...

Read More »

Maxaa loo xeray Heather isaga oo aroos ah?

Himilo- Booliiska gobalka Texes ee dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin aroos ahaa oo u dhacay banki si uu isaga bixiyo kharashka faraanti iyo xafladda guurkiisa. Heather Pompus ayaa isku dhiibay booliiska kaddib markii uu ku dhiiraday in uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan