Home / 2019 (page 3)

Yearly Archives: 2019

Muslimiinta Norway oo nuqulo Qur’anka kamid ah u qeybinaya dadyowga la nool

Himilo- Saddex ururrada Muslimiinta Norwey kamid ah ayaa bilaabaya ol’ole ay dadka aan Muslimiinta aheyn ugu qeybinayaan kitaabka Qur’anka. Tallaabadan ayaa daba socta toddobaad kahor markii dibadbax Islaam naceyb ku saleysan oo ka dhacay gudaha Norwey uu ruux kamid ah ...

Read More »

Waa kuma goolhayaha ay dooneyso Man City?

Himilo- Manchester City ayaa la warinayaa inay u dhaqaaqdo goolhayaha Crystal Palace Vicente Guaita dhamaadka xilli ciyaareedkan hadii lambarka 2aad ee kooxda Claudio Bravo uu go’aansado inuu baxo. Ederson waa goolhayaha dooqa koowaad ee City iyadoo Bravo uu u taagan ...

Read More »

Wax ka ogow tuulada ku taalla Jabaan oo aysan ku nooleyn carruur

Himilo- Carruurta waa quruxda dunida laakiin tuulo ku taalla Jabaan nasiib uma yeelan inay yeelato dhallaan tan iyo muddo 18 sanno ah. Ku dhawaad 20 qofood ayaa ku nool tuulada Nagoro oo ku teedsan jasiiradda Shikoku ee dalka Jabaan. Dadka ...

Read More »

Man United oo u dhaqaaqeysa Jack Grealish bisha Janaayo

Himilo- Manchester United ayaa miisaameysa inay bisha Janaayo lasoo wareegto weeraryahanka Aston Villa Jack Grealish. Red Devils ayaa haatan ku jirta kaalinta sideedaad ee kala sarreynta Premier League iyagoo leh 25 dhibcood, taasoo ah wadarta ugu xumeyd ka dib 18 ...

Read More »

California oo magaalo gaar ah u dhiseysa dadka barakaca ah

Himilo- Koox u dhaqdhaqaaqda xuquuqda dadka ayaa ku dhawaaqday qorshe magaaalo loogu dhisayo dadka barakaca ah ee ku nool gobalka California ee dalka Mareykanka.  Kooxda  Citizens Again ayaa sheegtay in mashruuca cusub uu meesha ka saarayo dhibaatada dadka hoy la’aanta ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 44aad

Read More »

Xiddig ay leedahay Bayern Munich oo ay isku hayaan Real Madrid iyo Barcelona

Himilo- Real Madrid iyo Barcelona ayaa u aqoonsadeen da ‘yarka kooxda Bayern Munich Joshua Zirkzee inuu yahay bartilmaameedka mustaqbalka. In kasta oo ay labada naadiba horayba ugu jireen kobcinta ciyaartoyda  da ’yarta ah kooxda koowaad. Sida ay sheegayaan wararka ka ...

Read More »

Man United oo aan qandaraas cusub ka dalban doonin Matic

Himilo- Manchester United ayaa la warinayaa inaysan dooneynin inay heshiis cusub siiso ciyaaryahanka qadka dhexe Nemanja Matic. In kasta oo uu boos joogto ah kahelay kooxda labadii xilli ciyaareed ee ugu horreysay ee uu joogay Old Trafford, Matic waxaa hadda ...

Read More »

Helidda cunnooyin Xalaal ah way ku adag tahay Muslimiinta Kuuriya

Himilo- Banaan u bixidda hadafkeedu yahay dalxiis iyo tamashle waxay maalin aan fiicneyn ku noqotay Rati iyo labadeeda saaxiib kuwaas oo ku sigtay inay gaajo u dhintaan gudaha magaalada Busan ee Koofurta Kuuriya – waayo mahelin meel ay ka iibsadaan ...

Read More »

Waalidiin carruurtooda ku waayay Sunaami oo koriya agoomada Hindiya

Himilo- Lamaanahan oo u dhashay wadanka Hindiya ayaa seddax carruur ah oo ay dhaleen waxay ku waayeen Tsunami ka dhacay degaankooda 15 sanno ka hor. Karibeeran Parameshvaran iyo xaaskiisa Choodamani ayaa laba cisho kaddib masiibadaasi waxay isku dayeen inay is ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan