Home / 2019 (page 40)

Yearly Archives: 2019

Xiddiga Paul Pogba oo ogolaaday heshiis 429 milyan oo ginni isbuucii ah

Himilo- Xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhawaa inuu ku biiro Paris Saint-Germain horaantii xagaagan. Kadib markii uu muujiyey inuu doonayo inuu tartan cusub  galo bisha June, Pogba waxaa si joogto ah ...

Read More »

Hazard iyo Courtois oo qaba in Real ay u baahan tahay ciyaaryahankan

Himilo- Thibaut Courtois iyo Eden Hazard ayaa u sheegay asxaabtooda inay rumeysan yihiin saaxiibkoodii hore ee Chelsea Golo Kante inuu yahay nooca ciyaaryahan ee ka maqan kooxda Real Madrid. Zinedine Zidane ayaa suuqa kala yimid ciyaartooy  dhowr ah xagaaga oo ...

Read More »

Maxaa midabka hoose ee maraakiibta looga dhigaa casaan?

Himilo- Waxay u badan tahay inaad aragtay ama telefishinka ka daawatay maraakiib midabka qeybtooda hoose laga dhigay casaan. Dad badan ayaa su’aalo ka keenay sababta midabkan gaarka ah loo doortay oo aan loo qaadan midabada kale. Baaritaano ayaa muujiyay in ...

Read More »

Natiijadii xulka qaranka; Cashar mise Taariikh?

Himilo- In aad u ciyaarto qaran burbursan muddo ka badan nus qarni adiga oo leh rajo ah ku guuleysiga jaa’isada ugu sarreysa kubadda cagta ayaa ah mid ayaan darro ah, balse waxaa ka sharaf badan adiga oo u ciyaaraya xul ...

Read More »

10-ka dal ee dadkooda waaweyn ka badan yihiin carruurta

Himilo- Dadka da’da ah ayaa noqonaya kuwa ugu badan ee caalamka, waxaana sababta loo arkaa hoos u dhaca heerka dhalmada dunida iyo kororka dadka ku jira da’ dhexaadka. Markii ugu horreysay taariikhda sannadkii 2008-dii, tirada dadka caalamka ee da’dooda dhaafsiisan ...

Read More »

Kevin de Bruyne oo ballanqaad u sameeyay Saxiibkiisii hore Vincent Kompany

Himilo- Kevin de Bruyne ayaa u sheegay saaxiibkiisii ​​hore kooxda Manchester City Vincent Kompany inuu ku biiri doono Anderlecht ka hor inta uusan iska bixin kabaha Kubada Cagta. Kompany ayaa ka tagay Etihad Stadium inta lagu jiro xagaagii si uu ...

Read More »

Xulkii qaranka ee wacnaa oo dirqi looga adkaaday

Himilo –Ciyaar lugta labaad oo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka ayaa dhex martay qarramada Somalia iyo Zimbabwe kulan ka dhacay caasimadda Harare ee dalka Zimbabwe. Xiddigaha Badweynta ayaa kulanka ku hoggaaminayey 1-0, kaddib markii ay soo badiyeen ciyaartii ka dhacday ...

Read More »

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Trump iyo hoggaanka FIFA ee Infantino?

Himilo –Madaweyne Donald Trump ayaa wadahadalo la yeeshay hoggaanka FIFA ninka lagu magacaabo Gianni Infantino isaga oo kala hadlay sidii haweenka ciyaara kubadda cagta ay u heli lahaayeen caddaalad. Labada shaqsi uu midna madaxweyne ka yahay Mareykanka halka kan kale ...

Read More »

WHO: Hal qof ayaa ka taqalusa naftiisa 40-kii ilbiriqsi kasta caalamka oo dhan

Himilo –Ugu yaraan hal qof ayaa ka taqalusa naftiisa 40-kii ilbiriqsi kasta caalamka oo dhan sida laga soo xigtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Hay’adda ayaa xustay in dad badan ku baxaan falalka ismiidaaminta inka badan dagaalada ka dhaca dunida. ...

Read More »

Matteo Darmian “kama qoomameynayo u dhaqaaqista Manchester United.”

Matteo Darmian ayaa shaaca ka qaaday inuusan ka qoomameyneyn u dhaqaaqista Manchester United inkastoo uusan kasoo muuqan xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyay ee Old Trafford. 29 jirkan ayaa Red Devils kala soo saxiixatay Torino sanadkii 2015 waxa uuna u saftay 92 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan