Himilo – Juventus hoggaamiyahooda Cristiano Ronaldo ayaa Eusebio u aqoonsaday halyeyga kubadda cagta oo uu jeclaa in uu ka garab ciyaaro, kaddib wareysi uu siiyey kanaalka YouTube-ka ee Soccer Ronaldo oo hadda lagu tilmaamo mid kamid ah dahabyada kubadda cagta ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Nottingham Forest oo isha ku heysa daafac katirsan Arsenal
Himilo – Kooxda kubada cagta ee Nottingham Foresta ayaa lasoo warinayaa inay dagaal ugu jirto helitaanka daafaca Arsenal ee Carl Jenkinson, waxaana la filayaa inay saxiix hordhac ah la gaarto maalmaha soo aadan. Sida ay warisay the Guardian, kooxdo waxay ...
Read More »Maxaa kula gudboon marka uu taleefanka kaaga dhaco biyo?
Himilo – Wakhti dheer ayaa ka soo wareegay maalmihii aan taleefanka u adeegsan jirnay keliya wicitaanada. Taleefanada maanta ayaan u isticmaalnaa waxyaabo badan. Haddii ay cillad ku timaado taleefanka caaqilka ah ee aad heysato, waxaa kuu bilaaban kara walwal badan, ...
Read More »Miyay Arsenal heshiis la gaartay Coutinho?
Himilo – Philippe Coutinho ayaa si weyn loola xiriirinayay in uu ka dhaqaaqayo kooxda Barcelona bilihii lasoo dhaafay, iyada oo laga hadal hayay in uu ku biirayo Arsenal, balse Unai Emery ayaa ku adkeystay in Arsenal aysan wax wadahadal ah ...
Read More »Maxaa duqa magaalada Huixtán loogu xeray dharka dumarka?
Himilo –Siyaasiyiinta ayaa inta badan sameeya ballan qaadyo inta lagu guda jiro ol’olaha doorashada ay ka qeyb galayaan. Dadka codadka dhiibta uma suura gasho inay marka danbe la xisaabtamaan balse dalka Maksiko ma ah sidaasi. Dadka deggan magaalo yar oo ...
Read More »Kumuu Robin van Persie ku eedeeyay hoos u dhaca Sanchez?
Himilo –Xiddigii hore ee Man Utd, Robin van Persie ayaa ku dhaleeceeyay tababarihii hore ee kooxda Jose Mourinho in uu ka danbeeyay hoos u dhaca Alexis Sanchez. Shan waxyaabood oo aad u baahan tahay in aad ogaato: Alexis Sanchez ayaa ...
Read More »5 su’aal oo ay tahay inaad weydiiso loo shaqeeyaha inta uu socdo wareysiga shaqada
Himilo – Dad badan ayaa la kulma culeysyo marka ay galayaan wareysiyada ku saabsan shaqooyinka, tani waxay saameyn xun ku reebtaa maamulayaasha iyo qofka oo ku weyn kara fursada shaqada. Sida uu qoray wargeyska Times of India, waxaa jira shan ...
Read More »Dubai oo laga furay maqaayad u gaar ah carruurta
Himilo – Dubai ayaa furtay maqaayadii ugu horreysay ee u gaar ah carruurta sida ay qortay warbaahinta Imaaraadka Carabta. Maqaayadan keliya carruurta kama helayaan cunto balse waxay dhiseysaa heerka hal-abuurkooda iyo jaceylka waxbarashada. Xukuumadda Dubai ayaa boggeeda Twitter-ka ku qortay ...
Read More »AC Milan oo la soo wareegtay Ismael Bennacer
Himilo – Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay kala soo wareegeen kooxda Empoli Ismael Bennacer heshiis la rumeysan yahay inuu ku kacayo € 16m oo lagu daray gunnooyin. 21 jirkan heerka caalami ee xulka Algeria ayaa ...
Read More »Portugal oo diiwaan gelinaysa xayawaanada ay gaadiidka ku jiiraan wadooyinka
Himilo – Portugal ayaa billowday barnaamij ku shaqeynaya taleefanada oo lagu diiwaan gelinayo xayawaanada ay gawaarida ku jiiraan wadooyinka si maamulka uu macluumaad uga hayo. Waxaa kale oo ujeedka qorshahan lagu sheegay sidii loo yareyn lahaa tirada xayawaanada ku baxa ...
Read More »