Home / 2019 (page 54)

Yearly Archives: 2019

Halkee ayuu u dhaqaaqi karaa xiddiga Matuidi ?

Himilo – Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa labadaba lagu soo waramayaa inay daneynayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Juventus Blaise Matuidi. Balse xiddiga khadka dhexe ee Juventus  Matuidi ayaa xiiseynaya inuu u dhaqaaqo Manchester United. Kooxda reer Talyaani ayaa ...

Read More »

Xiddigta 6 sanno jirka ee Youtube oo loo iibiyay guri ku kacaya $8 Milyan

Himilo – Qoyska gabar 6 jir ah oo xiddig ka ah Youtube-ka ayaa guri ka iibsaday mid kamid ah deegaanada ugu qaalisan magaalada caasimadda ah ee Seoul. Sida laga soo xigtay Maeil Business Newspaper, qoyska oo leh labo kanaal oo ...

Read More »

Fulham, Sheffield United iyo Stoke oo isku haya ciyaaryahan khad dhexe

Himilo –Sheffield United iyo Stoke City ayaa isha ku haya inay soo xerogeliyaan xiddiga khadka dhexe ee Bournemouth Harry Arter, inkastoo Fulham ay sidoo kale xiiseyneyso ciyaaryahankan, sida laga soo xigtay The Sun. Bournemouth ayaa la filayaa inay u oggolaato ...

Read More »

Liverpool oo xaqiijisay saxiixeeda labaad ee xagaagan

Himilo –Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay saxiixa Harvey Elliott oo ay kala soo wareegeen kooxda Fulham. Da’yarka garabka ka ciyaara  ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee taariikhda Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay markii uu kasoo muuqday kulankii ay la ...

Read More »

Poland: Tuulo siineysa abaal-marin qoyska uu wiil u dhasho!

Himilo – Tuulo ku taalla Yurub ayaa abaal-marin siineysa lamaanaha ugu horreeya ee dhala carruur lab ah si qoysaska loogu dhiira-geliyo dhalmada labka oo ku yar deegaanka. Mas’uuliyiinta Miejsce Odrzańskie oo ah tuulo yar oo dhacda koonfurta Poland islamarkaana ku ...

Read More »

De Bruyne oo diyaar u ah ololaha cusub ee Man City

Himilo – Kevin De Bruyne wuxuu dareemayaa inuu diyaar u yahay ololaha cusub kaddib markii uu si buuxda uga ciyaaray safarka Man City  ay ku tagayeen Asia. Laacibka khadka dhexe ee reer Belguim, oo ah xiddig fure u ahaa guushii ...

Read More »

28 July – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sannad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...

Read More »

Dybala oo oggolaaday ku biirista Tottenham Hotspur

Himilo – Weeraryahanka Juventus, Paulo Dybala ayaa lagu soo warramayaa in albaabada uu u furay qorshe uu ugu biirayo naadiga Tottenham Hotspur. Dybala- kaasi oo afar sanno oo guulo ku qaatay Turin ayaa si weyn loola xiriirinayey Spurs iyo Man ...

Read More »

Baadi-goobka dhaxalkii Matxafka qaranka!

Himilo – Sanado dagaal iyo deganaan la’aan ah ayaa Iraq ka dhigtay janada tuugada!. Richard Hall ayaa la kulmaya koox u dagaalama soo celinta aathaartii dhaqan dhawraha Kaydka taariikheed ee matxafka qaranka waxaa la soo bilaabay goor dib loogu celiyo ...

Read More »

Wax ka ogow taariikhda Bile Muxidiin Buraale

Himilo – Bile Muxidiin Buraale waxa uu sannadkii 1995-kii ku dhashay degmada Hawl-Wadaag ee gobalka Banaadir, isla degmadaasi ayuu ku barbaaray kuna dhammeystay waxbarashada dugsi Qur’aanka, Bile ayaan heerka ugu sarreeya waxbarashada ka gaaray dugsiga sarre kaddib waxa uu u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan